Page 1 of 1

Congrats to Cel-bardale

Posted: Wed Jul 15, 2009 7:20 am
by salafi_student
Peace has ones again prevailed in Ceel-bardaale :up:

Gladly people in that region knew better on how to maintain law and order, after the terrible incident they've experienced this week. Also the authority promised to go after and hunt those Criminals who took part in the killing. (good news)

Ps. Sorry to disappoint for all those who wished blood-shed, massacre and the place to become like Xamar " full of Takfiiriis and killers running around killing everyone". Bandits and rapist who have no mercy on human lives.


Alhamdulilah.

Re: Congrats to Cel-bardale

Posted: Wed Jul 15, 2009 11:33 am
by SahanGalbeed
Waxa weeye horta taasi shiki ku ma jiro , waa la soo dhiibi doona gacan ku dhigleyaasha , waana loo dili doona falal -ka argagaxisado leh e ku dhaqmeen .NO DOUBT!!
Dhibatada kale ee meesha talaa waxa weeye , maxa la inoo haysta oo ay la ina moodaya annaga haddeynu JB nahay? :lol:
Hore ayaa la inoo ganaaxay , ergadi SL ka socotay baa lacaga inagu ganaaxday , shurudooyin adag ba la inagu qasbay, waynu wada saxeexnay o ka ogolaanay wixi la ina hor keenay oo dhan ergadi SL !
Gadabuursigi mid walba dib bay u cesheen .
Maraykanku LABO JEER wuxuu Saddam Xuseen dagaal ugu qaaday , weapon of mass destruction baad urursanaysa .
UN , iyo addun weynaha ayaa ku na raacay in Saddam lagu qaado dagaal.
Haddaba premptive strike waxay ugu qaadnay samaroonka , hub bay urursanayeen raggani!!
Hub-kaas ayaa lagu laynaya , sow Jibriil Abokor ma'aha ? Zeylac iyo Boroma ma waddan gooni ah bay ka mid tahay ? ya?
We had to do something , now the whole SL knows we ain't to be FUC,K with !!
We don't fuck with nobody , but if we're pushed into it we start cutting throats man !