Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni

Postby Bohol iyo karaman » Fri Aug 21, 2009 10:23 pm

Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?

Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.

Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni

Postby Goljano Lion » Sat Aug 22, 2009 12:54 am

Bohol iyo karaman wrote:Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?

Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.

Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,

so you rather be faqash and support faqashta than Mujahid Siilaanyo, Dude get ready for a new karbaash cos ma maqashay wuxu yidhi ina bixi Nabad Ay Shan Nin Ku Dheregto Oo Lacagta Ummadda Ku Urursatana Ma Doonaayo, Oo Dadkaygu Ay Ka Daaduumaan Dalkooda”

to hell with nabada... Bohol iyo karaman waxaad haysaan so dayaa ama ha noqoto dagaal ama voting, cos Kulmiye supporters are ready for you, there is no going back to the status-KO , Udub is finish and Somaliland people r done with them and if you Guys don't wanna play fair, so be it , we know how to get rid of Hadhaaga faqashta cos we did to Afweyne. trust me..Cuqdada iska saar

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni

Postby zingii » Sat Aug 22, 2009 3:20 am

Nabad baad heysataane ha iskaga ciyaarina intaad is ximineysaan.
Tasina waa iga talo. :up:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30838
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Maxay Tahay Sababta Silanyo loo'dooranwaayeey lonadooranayni

Postby Khalid Ali » Sat Aug 22, 2009 8:50 am

Bohol iyo karaman wrote:Waxa Kaa cosanaaya dhaaman Somalilanderska ku xidhaan Somalinet ay ay iyagoo aan aflaagadoon, is waydiiyaan Maxa loo'daaranwaayeey Siilaanyo doorashadii hore waa maxaysee caqabadaahaa horyaalaa doorashadii?

Anigu haadi aan ugu horeeyo waxan uu malaynaayaa waa taariikhdiisa xun, Iyo ashaqaas garaabkiisaa fadhiyaa oo uu isaguu u malaynaayo nimaan guul uu soo hoynaayaa laakiinse tuko dhako cad ah iyo gacan ku dhiiglayaal ay kaa mid yahiin hugaamiyaashii abaabulaayaashii, aabaayaashi horseedayaashi dagaalkii sokeeyee ee wadankaa kaa dhacay aynaa ku coloobeen dadkii wada dhashay kownaa ay kaa yihiin Maxamed Kaahin, Muuse Biixi iyo kuwo kale.

Ramadaan kareem dhamaatiin kulu caamu wantum bi kheyr,

Bohol hadad ku eedeyneysiid silanyo iyo ina bixii dagaal sokeeye aya ka qeyb qaatten.
abdi waraabe manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadeen waad tageerta
sulub ninka la yidha manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
oo ina warancade manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
Buulaale manu dagaalki sookeye ka qeyb qadaan
Selebaan gaal manu dagaalki sokeeye ka qeyb qadaan
and guess what all these guys where supporting the maryo alool government wana tolka :lol:

Silanyo wala dooranaya haday doorasho xaalaalii dhacdo every one knows that thats why riyaale is afraid inu doorasho gallo :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 13 guests