every time i come on somalinet, all i see is clan bashing. what has the universe come to today? if somalilanders are fighting among themselves, then somaliland dalkeegka is all a myth. waa maxay somaliland? ma ayuup ba? ma heber awal ba? ma heber jeeclo ba? ma caraap ba? ma warsangeli ba? ma arab saleh ba? ma ogaden ba? ma habar gidir ba? ma cidigalle ba? ma mareexaan ba? ma dhulbahante ba? ma gedobursi ba? ma maajeerteen ba? ma somali oo dan ba? wa maxay somaliland horta?
to the isku diriyaasha;
who are the masterminders in here? ya ka danbeya isku diirka illma somalilanders? ma ciyalka caraap ba? ma ciyalka heber yonista ba? ma ciyalka dhulbahanteha ba? ma ciyalka gedobursi ba? ma ciyalka warsaneglika ba? ma ciyalka ogadenka ba? ma ciyalka arab saleha ba? ma ciyalka heber jeeclota ba? ma ciyalka habar gidirta ba? ma ciyalka ayuupka ba? ma ciyalka abgalka ba? ma ciyalka maajeerteenka ba? ma sheeytanka ba?
to the followers:
Ka fiirso who you are foruming with. iska kaal or talk shit maaha, understood. anigu im not bullshiting and im not talking shit to any qabil in somaliland or (north western). anigu, im new to this place. im originally from somalitalk.com so i came here to shine my wisdom on you guys.



