Moderator: Moderators

PointBolt wrote:are they all behind UCID and Faisal Ali Waraabe




The_Emperior5 wrote:In 2003 riyaale according to Abdi dhurwa waraabe. Riyaale won the election with 80 votes. But the thing is that shows that kulmiye is not only popular among the hj but every one , even though the shareholders of Kulmiye is mostly sacadmuse and Hj. And the last elections Kulmiye won big time in maroodiijeex hargeysa. As for ucid lots of ciidagalle don’t take Ina cali warabe serious and support silanyo , I mean faisal is the one who said at kheyriyada hargeisa nin qaad cunna xisbigayga ku biirii mayo , Ciidagalle went dhaga. War ma anagu no jeeda only ciidagalle ayaa ka ganacsada qaadka magaalada hargeysa ama Somaliland.![]()

WAR YAAHE ..EMPERIOR. IGA RAALI AHOOW ITS RAMADAN...BUT...MAXAA WAXKASTA OO NEGATIVE AH U SAARTAA DADKA KALE....BUT LOOK NOW U WHAT U JUST SAID only ciidagalle ayaa ka ganacsada qaadka magaalada hargeysa ama Somaliland. AND YESTARDAY WAS ISXAAQ,,,,,,I THINK U ONLY LEARN THE NEGATIVES OF OTHERS,...WONDER HOW THAT MAKES U FEEL,,,,AND U MENTION CUQBAD 24.7

The_Emperior5 wrote:WAR YAAHE ..EMPERIOR. IGA RAALI AHOOW ITS RAMADAN...BUT...MAXAA WAXKASTA OO NEGATIVE AH U SAARTAA DADKA KALE....BUT LOOK NOW U WHAT U JUST SAID only ciidagalle ayaa ka ganacsada qaadka magaalada hargeysa ama Somaliland. AND YESTARDAY WAS ISXAAQ,,,,,,I THINK U ONLY LEARN THE NEGATIVES OF OTHERS,...WONDER HOW THAT MAKES U FEEL,,,,AND U MENTION CUQBAD 24.7
War waxwalba wax baad ka dhex arragta war they are the one oo qaadka Somaliland importgereya 571 wa codka ina aafdiinle ama ciidagalle , ma qaad laga ganacsada ceeb noqottay.
Shallay na waxan yidhi isxaaq maryo alool buu aha iyo bah aba yoonis ma ahayn ma cay ba mise aflagaado sxb hadlkayga horta dhuux marka dhe waad aflagadootay.




Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests