Waxaan Maanta OODWENENEWS.COM idiin soo gudbinaysaa Maanso cusub oo la magac baxday Buuga iigaliya , maansadan waxay ka hadlaysaa Habdhaqanka wakhtigan aanu ku jiro, sida kor u kaca sixir bararka,Beenta, Sharka, Dulmiga, Hoos u dhaca Runta, Hab dhaqanka IWM, Maansadan waxaa curiyey Abwaanadii NIMCO AADAN HURE loona yaqaan (NIMCO GABAYDO).
Dhegaysi wanaagsan.
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=10987



