Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Emperiors gabay To caruurta snet

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Emperiors gabay To caruurta snet

Postby The_Emperior5 » Sat Oct 03, 2009 3:11 pm

Balayaadan beysteeynada loo tuuro oo biilaabay maansadan
Barraf niman ka yimi buddadka kuwalaga gurro iyo kuwa la baadhaba
Barri meel fug iyo boggan internetka bay boontu Ka balaxoofteyane
Badecadaha qaar cabba iyo ku buuriga buufiya bartan beynu ka helnaye
Bciga kuwa ka badowsada eeh soo galla snet eeh boqolka magac ku baarqabeyaa
Boqorka gabayga war bal aniga ii arka oo qof walba bartiisa ku beegayaa
Baddayda markaad soo gashiid bresidente oo kallaan ahay cali beysteen bad noqnaysa
Barassho kuwa ku ah gabayada kuwa baranaya eeh aan badhisaabada ka dhigay
Boqorrada kuwa sheegta eeh barrii ka yimada eeh badhidu wadda buuxsantay
Beeledka isxaaq kuwa ka tagga eeh boossaso baadii uu tagga eeh boqol Bictures ka qaada
Baasaboorda kuwan uu qeybiyo een an billada wadda siyee een aan beltemayada uu qodday
Bogga snetka waxa boolice isku sheega Kuwa boolli qarran ku korry eeh bciyada ku iibsaday

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby Rightwing » Sat Oct 03, 2009 3:25 pm

This is a rape against Somali literature and Somalia poems. Your honour, we, the jury, find the defendant guilty for sugaan rape and gabay strangulation. :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby The_Emperior5 » Sat Oct 03, 2009 3:27 pm

Its better then jacburkay caruurtanii tiriinayeen :lol: :lol:

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby Rightwing » Sat Oct 03, 2009 3:31 pm

The_Emperior5 wrote:Its better then jacburkay caruurtanii tiriinayeen :lol: :lol:

Gabayga Ducaysane saliid futo la mariyo iyo waxaas ku daraa. Btw labadiinuba gabayga waa kufsataan.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby The_Emperior5 » Sat Oct 03, 2009 3:35 pm

^^^futto saliid :lol: :lol: maan kufsane eeh anigu waan yara wassay lol :mrgreen:

User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby Gaashaanle_87 » Sat Oct 03, 2009 3:46 pm

Inaader Emperior gabaygii waad kusatay, oo xaqiisii baad aastay,

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby The_Emperior5 » Sat Oct 03, 2009 3:51 pm

Gaashaanle_87 wrote:Inaader Emperior gabaygii waad kusatay, oo xaqiisii baad aastay,

Seen yidhi kusatay :P

User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby Gaashaanle_87 » Sat Oct 03, 2009 3:59 pm

The_Emperior5 wrote:
Gaashaanle_87 wrote:Inaader Emperior gabaygii waad kusatay, oo xaqiisii baad aastay,

Seen yidhi kusatay :P

Emperior bahalkan gabayga la yidhaa ilaahay baa hido u siiyay reerkayga markaa
hadaad labadeena deelay inoo furto, waxaan ka baqayaa inaan dhaga dameeroo dhaadheer kaasoo rida sidaan kuugu wado :lol:

Anigu waan gabyaa weliba md xaraf ku socota ayaan gabyaa, ciyaar mood caana boodhaha

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby Keyse_0208 » Sat Oct 03, 2009 4:01 pm

Emperior Sidii dameer faras ismooday ayaad abwaan isu qaadatay'e
Adoon wali istaag baran inaad cararto haysku tijaabn'e
Dib isu celi oo soo baro xagay suugaantu ka soo jeedo'e
Macalin baan ahay adna arday cashar loo dhigaad tahay'e
Ogoow suugaan iyo Makaahiil waa laba lasugu talo galay'e

:lol:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby zingii » Sat Oct 03, 2009 10:30 pm

War ninku bahasha soo kan ku ciyaaray ma'ahan. :|

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby The_Emperior5 » Sun Oct 04, 2009 9:05 am

Keyse_0208 wrote:Emperior Sidii dameer faras ismooday ayaad abwaan isu qaadatay'e
Adoon wali istaag baran inaad cararto haysku tijaabn'e
Dib isu celi oo soo baro xagay suugaantu ka soo jeedo'e
Macalin baan ahay adna arday cashar loo dhigaad tahay'e
Ogoow suugaan iyo Makaahiil waa laba lasugu talo galay'e

:lol:

xaalladu ma xumma mar hadaad igu xisaabtateene
Xiil ba iga saran xogga kobaade iyo xifaalad qabile
xaasidnimadu waxa laga keenaye xaafadiihniye
Xurualcayntu inan so xullo wa xaja rageed eh
xaashis xambaarku wa xarrago makahiil eh :lol:
xanuunkan idinku dhuuftay waadtad ka xijaabatene

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 04, 2009 10:37 am

Keyse_0208 wrote:Emperior Sidii dameer faras ismooday ayaad abwaan isu qaadatay'e
Adoon wali istaag baran inaad cararto haysku tijaabn'e
Dib isu celi oo soo baro xagay suugaantu ka soo jeedo'e
Macalin baan ahay adna arday cashar loo dhigaad tahay'e
Ogoow suugaan iyo Makaahiil waa laba lasugu talo galay'e

:lol:

:clap: :clap: :clap: :clap:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Emperiors gabay To caruurta snet

Postby LiQaaye_TDH » Sun Oct 04, 2009 10:38 am

The_Emperior5 wrote:
Keyse_0208 wrote:Emperior Sidii dameer faras ismooday ayaad abwaan isu qaadatay'e
Adoon wali istaag baran inaad cararto haysku tijaabn'e
Dib isu celi oo soo baro xagay suugaantu ka soo jeedo'e
Macalin baan ahay adna arday cashar loo dhigaad tahay'e
Ogoow suugaan iyo Makaahiil waa laba lasugu talo galay'e

:lol:

xaalladu ma xumma mar hadaad igu xisaabtateene
Xiil ba iga saran xogga kobaade iyo xifaalad qabile
xaasidnimadu waxa laga keenaye xaafadiihniye
Xurualcayntu inan so xullo wa xaja rageed eh
xaashis xambaarku wa xarrago makahiil eh :lol:
xanuunkan idinku dhuuftay waadtad ka xijaabatene

:lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 8 guests