Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq taageero iyo nabadayn ah oo ka yimid beesha Ciidagale e

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Baaq taageero iyo nabadayn ah oo ka yimid beesha Ciidagale e

Postby MrPrestige » Thu Oct 08, 2009 2:40 am

Baaq taageero iyo nabadayn ah oo ka yimid beesha Ciidagale ee ku dhaqan UK
Written by Abokor
Oct 08, 2009 at 02:44 AM





KU : XUKUUMADA SOMALILAND
KU : GOLAHA GUURTIDA
KU : GOLAHA WAKIILADA
KU : SALAADIINTA BEELAHA,CULIMAA-UDIINKA
KU : AQOONYAHANADA IYO DHAMAAN WAXGARADKA SOMALILAND



Hadaanunahay Gudida beesha ciidagale ee uk iyo aqoonyanka ,culimaa-udiinka, iyo dhalinyarada, waxaanu si buuxda u taageeraynaa heshiiski lagu soo afjaray khilaafaadkii xisbiyada ee dhawaanahan hadheeyey J.S.L. Hadaba waxaanu kulatalinaynaa Xukuuumada,golayaasha qaranka, Xisbiyadaba in laqadariyo heshiiska sida ugu dhakhsaha badana loo dhaqangaliyo.

Sidaas oo kale waxaanu xukuumada,golayaasha qaranka, aqoonyahanka,culimaa-udiinka iyo dhamaan waxgaradka iyo inta arinkan wax ka qaban karta ee reer Somaliland ugu baaqaynaa in la soo afjaro khilaafka u dhaxeeya labada beelood ee walaalaha ah ee dhawaan ka dhacay ceel-bardaale.khilaafkan oo in mudo ah soo jiitamayey una sii gudbaya meel halis ah,waxaanu ka digaynaa hadii si dhakhso ah wax loo ga qaban waayo in cawaaqib-xumada kadhalataa ku baahi karto dhamaan gayiga somaliland, nabada guudna wax udhimikarta. sidaasi darteed waa in si deg deg ah oo cadaaladi ka muuqato wax loo ga qabto looguna gurmado.

soomaliland waxay halkaa ku gaadhay in khilaaf kasta oo beelaha ka dhexdhaca
loo gurmado nabadna lagu soo afjaro iyodoon cidna garabka la saarin oo ilaahayna ku guuleeyn jiray.

waxaanu labada beelood ee walaalaha ah ee isku deegaanka ah ee marnaba kala gu'i karin ka codsanaynaa in dulqaad iyo samir badan la muujiyo lana dhawro nabadgalyada inta arikani si buuxda wax looga qabanayo colaadna wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho.

waxaa baaqan soo saaray.

1 Sheekh ibraahin yusuf
2 Maxammed xasan jafaL
3 Abokor maxammed shukri
4 Fowsi xaaji yuusuf
5 Maxammed yusf diirqadhaadh
6 Faysal jaamac haadame
7 Axmed jaamac taarwale
8 Aaden mooge (ingiriis)
9 Eng. abdilaahi xasan amey
10 Abdi dheere
11 Jaamac xasan
12 Csmaan cali caraale
13 Cabdilaahi camuud gurey
14 Mustafe abdilaahi
15 Ismaaciil maxamuud danbas
16 Abdi abdilahi mooge
17 Maxamuud laba raad
18 Cali maxammed rooble
19 Maxamuud lugweyne
20 Maxammed macalin yonis
21 Xasan xuseen muumin
22 Maxammed yusuf amey
23 Maxamuud sheekh axmed ali weerar

wa bilaahi towfiiq



http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=65

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests