London(Oodweynenews)- Shir ay isugu yimaadeen Beesha H/Y oo ka dhacay Magaaladda London Maalaintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 10/10/09, Shirkaas waxa ka soo qayb galey dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimi Guud ahaanba wadanka Ingiriiska , shirkaas oo arimo badan looga wada hadlay Sida Horumarinlahaa Arrimaha Bulsha, Caafimaadka, Waxbarasha iyo Arimo kale oo gaar u ah Beesha. Shirkaasna waxa marti sharaf u ahaa Suldaan Yusuf Muxumed Xiiray oo ka mid ah Salaadiinta Beesha H/Y.
http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=11243



