Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Guddomiyaha Xisbiga Mucaadka Ah Ee UCID Oo Ka Hadlay Sannad-

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Guddomiyaha Xisbiga Mucaadka Ah Ee UCID Oo Ka Hadlay Sannad-

Postby Ducaysane_87 » Thu Oct 29, 2009 8:27 am

Guddomiyaha Xisbiga Mucaadka Ah Ee UCID Oo Ka Hadlay Sannad-guurada 1-aad ee Ka Soo Wareegtay Qaraxyadii Foosha Xumaa ee Hargaysa Lala Beegsaday 29/10/08

Hargaysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCId Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa shaaca ku baaqay in maalinta berito ah ee bisha Obtober tahay 29 in la sameeyo munaasibad weyn oo lagu xusayo sannad-guuradii koobaad ee ka soo wareegtay qaraxyadii argagixiso ee 29-kii bishii October 2008-dii lala beegsaday Madaxtooyada, safaaradii Itoobiya iyo xafiiskii Hay’ada UNDP ee magaalada Hargaysa.

Gudoomiyuhu waxa uu sidan ka sheegay xafladii dhaaritanka ee maanta loo qabtay xubnaha Komishanka, waxaa kaloo uu sheegay in la muujiyo dareen murugo iyo ka xumaansho ah oo lagaga turjimayo dhacdadaas argagaxisada ahayd ee lagu qaaday xarumaha muuhiimka aha ee Hargaysa ee muwaadiniinta faraha badan ee reer Somaliland ku nafwaayeen.

“Berito waa 29-kii October, waa maalintii weerarka axgigixisada ah la’inagu soo qaaday. Waxaan jeclahay dawlad iyo shicib-ba maalintaa inaynu xaflad-weyn qabanaa, oo aynu tusnaaa [kuwii qaraxa gaystay] inaynu ka xun-nahay iyo inaynu dadkeenii xasuunanayno....dadkeenii sida xaq-darrada ah u dhintay.” Ayuu yidhi Eng. Faysal Cali Waraabe,

Waxaana uu intaa raaciyey oo uu yidhi “Mar haddii ay inoo soo hanjabayaan-na, waa inaynu u sheegnaa haddii aanu Somaliland nahay inaan muranka dhaxdayadu ahayn inaanu kala jeedno, laakiin aynu meel ka soo wad-jeedno, diyaar-na u nahay meel-qudha oo dalka ak mid ah haddii ay xabadi ka dhacdo inaanu u soo wada-baxayno oo aanu isku maqiiqayno.”

Waxaana uu Gudoomiyuhu soo jeediyey in lala yimaado taxadir dheeraad ah, si meel looga soo wada-jeedo wixii waddanka wax u dhimaya, isla markaana tallaabo adag looga qaado cid kasta oo isku dayaysa inay mashaqo iyo dhibaato ka gaysato waddanka.

C/shakuur Xaaji Muxumed Muuse [C/heersare]

Oodweynenews.com/ Hargaysa/Somaliland

Cabdiheersare01@hotmail.com/heersare2009@gmail.com




http://www.oodweynenews.com/display_pag ... leid=11730

User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Guddomiyaha Xisbiga Mucaadka Ah Ee UCID Oo Ka Hadlay Sannad-

Postby salafi_student » Thu Oct 29, 2009 11:29 am

Are you talking to your self ?

User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Guddomiyaha Xisbiga Mucaadka Ah Ee UCID Oo Ka Hadlay Sannad-

Postby Ducaysane_87 » Thu Oct 29, 2009 11:37 am

salafi_student wrote:Are you talking to your self ?




no i am talking to your sister Executive.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests