Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Caaqilkii Ugu Da'da Yaraa Oo lagu Calleemo-saaray Magaalada

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Caaqilkii Ugu Da'da Yaraa Oo lagu Calleemo-saaray Magaalada

Postby MrPrestige » Fri Nov 06, 2009 9:00 am

Caaqilkii Ugu Da'da Yaraa Oo lagu Calleemo-saaray Magaalada Berbera

Image


Berbera (Oodweynenews)- Magaalo madaxada gobolka Saaxil ee Berbera waxaa maanta ka dhacday munaasibad calleemo saara oo loo sammeeyey caaqilkii ugu da’da yaraa Gobolkaas oo lagu magacaabo “Caaqil Xasan Caaqil Shaqale Maxamed,” ka dib markii uu dhawaan geeriyoodey Alle ha uu naxariistee aabihii Caaqail Shaqale oo jagadaas baneeyey.

Munaasibadda calleemo saarka Caaqilka cusub oo ka dhacday qado sharaf loogu sammeeyey hudheelka Xayaad ee magaalada Berbera, ayaa waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah cuqaasha Gobolka Saaxil, Togdheer, masuulliyiin, dadweyne tirro badan iyo gaadiid kor u dhaafaya boqollaal, kuwaasoo ku soo wareegay wadooyinka Berbera.

Qaar ka mid ah cuqaasha gobolka Saaxil oo hadallo ka jeediyey munaasibadad calleemo saarka, ayaa Ilaahay uga baryey inuu xilka u fududeeyo caaqilka cusub, islmarkaana u soo jeediyey weedho isgu jira dar daaran iyo inuu dhex u noqdo beesha soo dooratay.

Caaqil Cabdi Maxamed Siciid (Ruug-dhige) oo ugu horayn munaasibadaas ka hadlay , sida ay qortay shebekadda Berberanews, ayaa caaqilka cusub u baryey inuu Ilaahay xilka u fududeeyo , isagoo ka codsaday beeshiisuna inay garab istaagaan, waxaana ka mid ahaa hadalladiisa “Ilaahay ka ii fududeeyo waxaan ak codsanayaa beesha uu ka soo jeedo inay markasta garabkiisa istaagaan oo la wadaan shawada loo igmaday.”

Caaqil Cabdi Hadoodil, ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay sidii markasta loo garab istaagi lahaa, maadaama uu dhallinyaro yahay “Maadaama uu yahay nin dhallinyaro ah yahay caaqilkan cusub waa in markasta garbihiisa la buuxiyo oo lala shaqeeyo, waxaan kugulka dardaaramayaa caaqilka cusub iyo kuwa halkan fadhiyaaba inay sghqadeenu dhaqanka iyo nabadgelyada ku eekaato oo aan loo hanqal-taa muranada siyaasadeed ee axsaabta.” Sidaas wax ayidhi Caaqil Cabdi Hadoodil

TogdheerNews

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests