Moderator: Moderators

Waa nin reer Somaliland ah. Maybe Isaaq..why?Waa abwaanka sameeyay heesta calan yahaw ha dhicin, laakiin abwaankan cidii yahay yaa garanaaya?


He was talking in general term not himself personally.Dhaga Bacayl sxb inuu nin reer Somaliland ah yahay taa shaki kuma jiro' laakiin ciduu yahay haddaad garanayso sheeg sxb. waxaan arkay isagoo Hadhwanaagnews ka hadlaya oo leh qabiil kayga yaan la igu nicin! markaas baan ka shakiyay oo aan is idhi waar qabiil kiisu miyaanu isaaq ahayn ma midgaa!


dhaga bacayl what is Lafoole's clan horta?


Of cousre I know my own link.....but there are some SM that I just heard about recently.how comes you don't know much within the isaaq sub clans , what about your own S.M do you know most of their basic sub clans?




Miyaanay runtay ahayn dee inaadeer? I think DURIYADU is a nation. To much to learn.^^^![]()

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 9 guests