Garaadka Beesha Kuul Care ee Koonfurta Gobolka Sool
Posted: Wed Nov 18, 2009 5:36 am
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=245&t=232190
Oodweynenews)-Waxaa Xalay abaaro 9:30 Habeenimo ka soo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada London Garaad Axmed Diiriye Gayllan oo ah Garaadka Kuul Carre ee beesha H/Y waxaana halkaas loogu soo dhaweeyey si aad u heersaraysa