Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq Taageero Ah Oo Ku Waajahan Labada Suldaan Ee Kala Ah Su

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Baaq Taageero Ah Oo Ku Waajahan Labada Suldaan Ee Kala Ah Su

Postby Ducaysane_87 » Sat Nov 21, 2009 8:48 am

Baaq Taageero Ah Oo Ku Waajahan Labada Suldaan Ee Kala Ah Suldan Yusuf Muhumed Hiiray iyo Suldan Ahmed Diiriye Geyllan

Sweden (Oodweynednews)-Waxaannu baaq taageera ah u diraynaa dhammaan Suldaanada beesha habaryoonis meelkasta oo ay joogaanba ,gaar ahaan suldanada beryahanba ku hawlanaa arrimaha beesha kuwaasoo kala ah Suldan Yusuf Muhumed Hiiray iyo Suldan Ahmed Diiriye Geyllan.

Annagoo ah guddiga beesha habaryoonis ee ku dhaqan waddanka Sweden , labadaas suldan oo hawlo aad iyo aad u fara badan qatay welina ku guda jira ,waxaannu mar labaad u mahad celinaynaa waqtiga culus ee uu siiyey Suldan Yusuf beesha habaryoonis ee uu suldaanka u yahay iyo dhigiisa Suldaan Ahmed diiriye geyllan,oo isaguna waqtigaas mid la mid ah u hurray beesha haddana ku shirsan ama shir beeshu leedahay ku haya magaalada London ee carriga Ingiriiska .

Waxaannu illaahay idiinka rajaynaynaa innuu cawilkeeda idinka siiyo aamiin.

Waxaa kale oo iyaduna xusid muddan hawsha ay labadooduba ka wada qabteen arrimaha beesha habaryoonis gaar ahaan reerka kuul carre, iyo soo gabagbeyntii shirka lagu qaban doono sannadka soo socda bisha koowaad magaalada Burco ,taas oo ah guul aan la qiyaasi karin ,reero badn oo degga magaalooyinka waqooyiga iyo bariga somaliland ayaa u qaadan doona markay maqlaan shirka waxaa lagaga hadlayaa reer ka mid ah beesha habar yoonis oo la yidhaahdo kuul-carre, waxaannu u sheegaynaa inaanu kuul-carre ahyn reer ku cusub habar yoonis ee uu yahay reer dhalasho iyo isir ahaanba ka soo jeeda beelaha habaryoonis cid aan hore u maqlinna ay yar tahay sidaas awgeed beesha habar yoonis iyo suldaannaduba shir u qabanayaan una sheegi doonaan cid kasta oo carrigaas degta reerka kuul-carre ee beelaha habaryoonis inshallah.

Waxaannu halkan iyagana ka salaamaynaa ragga iyo dumarka habaryoonis ee sida joogtada ah ula shaqaynayay suldana suurtana geliyey ,shirarka ay qabanayeen illaahay haydin siiyo cawikeeda idinkana .

Guul iyo is afgarad iyo farxad aan kala hadh lahayn (waxaannu leenahay suldanada Yusuf iyo Ahmedba ha ka hadhina wax qabadka aad sheegteen ee dhulka ay degto beeshu.



waa billaahi tawfiiq.

Magacayada Guddiga,odayada dhaliyada rag iyo dumarba :

1: Ahmed Huruuf

2: Ali Diiriye Geyllan

3: Ahmed Quule Shire

4: Mohamud Abdillaahi Elmi (Abukoodh)

5: Sahardiid

6. Jama Raabi

7: Kayse Maygaag

8: Mohamamed Abdirisaaq

9: Amina hassan Abdi (cunaaye)

10: Foosiya

11: Libaan Ali

12: Saalah saleebaan

3: Zam-zam hassan

14: Naima

Iyo weliba dad aad u fara badan oo aan halkan lagu soo koobi karin .

guul iyo tow fiiq wanaagsan illaahay hanyna waafajiyo .



Mohamud Abdillaahi Elmi

E-mail Mohamud30@hotmail.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests