Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

SIDEE LOOGA CIIDEY CEERIGAABO-SOMALILAND

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

SIDEE LOOGA CIIDEY CEERIGAABO-SOMALILAND

Postby MrPrestige » Mon Nov 30, 2009 5:00 pm

Image

SIDEE LOOGA CIIDEY CEERIGAABO

Sanaag.org Ceerigaabo,Jawiga guud ee magaalada ceerigaabo ayaa saaka ku waa bariiste jawi farxadeed iyadoo ay cirka joogeen daruuro waaweyn dhulkana nuglo{ceeryaamo} Jiiftey
Dadweynaha ayaa subaxii hore waxay isugu soo bexeen garoonka weyn ee kubada cagta ee DAALO stadium
Waxayna halkaa ku tukadeen salaada ciida ee udxada
wejiyada dadwenaha waxaa ka muuqatey farxad iyo raynrayn waxayna is dhaafsanayeen salaamo iyo hambalyooyin
waxaa dadweynaha salaada kula tukadey gudoomiyaha gobolka sanaag cali cabdi hure gudoomiyaha golaha deegaanka ismaciil xaaji nuur masuuliyiin ka socota maamulka degmada culimaau'diin iyo dad kale oo aan lasoo koobi karin
hadaba salaada ciidul udxada kadib waxaa ugu horayn halkaa ka ka duceeyey iimaam kamida iimaamada masaajidada magaalada sh axmed iidle wuxuuna dadweynaha ka codsady inay is cafiyaan isla markaana qalbiyadooda safeeyaan
waxaa kale oo isna halkaa ka hadlay maxamed cali biixi oo kamida culimaau'diinka gobolka sanaag waxa uu qudbadiisa ku soo qaatay dhowr qodob laakiin waxa uu sigaara farta ugu fiiqay deegaamaynta ay yuhuudu ka wado dhulka falastiiniyiinta waxana uu shee... inay yuhuudu haatan doonayso inay dumiyaan masjidka weyn ee al aqsa waxana uu dadweynaha kula dardaarmay inay is ka ilaaliyaan khilaafka dhexdoda isla markaana uduceeyaan umada falastiiniyiinta in uu ilaahay ka korqaado dhibata haysata


ugu dan bayntii waxaa soo gebegebeeyey qudbada gudoomiyaha golaha deegaanka ismaaciil xaajinuur waxana uu dadweynaha ka codsaday inay ilaaliyaan nadaafada si looga hortago hargab doofaarka oo lashee... inuu soogaadhey dhulka soomaalida

marka la isku soo duuduubo waxaa daweynaha kunool degmooyinka iyo tuulooyinka gobolku saa ka ku ciideen farxad taasoo qayb ka ah munaasibada ciiduladxada oo kadhacday calamka islaaka

siciid axmed tamreyse
sanaag74@hotmail.com
ceerigaabo/sanaag CIIDAL MUBAARIK TAQABALALLAAHU MINAA WA MINKKUN

Image


Image


Image



http://sanaag.org/details.asp?id=1242&dt=news

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests