Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Machadka barashada Computer-ka Goljano Borama oo ka qalin ja

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Erigavo-Man
Posts: 77
Joined: Wed Apr 08, 2009 3:27 pm
Location: Java

Machadka barashada Computer-ka Goljano Borama oo ka qalin ja

Postby Erigavo-Man » Thu Dec 17, 2009 6:27 pm

Machadka barashada Computer-ka Goljano Borama oo ka qalin jabiyeen 232 Arday.

Written by QRN
Dec 17, 2009 at 05:22 PM

Borama,(Qarannews)-Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta waxaa lagu qabtay Hotel Rays, ee magaalada Borama, munaasabadan ayaa waxa ay ahayd mid arday ka qalinjabisay machadka computer-ada Ee Goljano lagu gudoonsiinayay Shahaadooyin iyo abaalmarino, munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Musuuliyiin Heer gobol iyo heer degmo Wasaarada waxbarashada, waalidiin, arday iyo marti sharafkale


Image


Munaasabadan ayaa waxaa lagu furay aayado quraana waxaa isla halkaa lagu soo dhaweeyay Maamulaha machadkan GOLJANO C/qaadir Mouse waxa uu ku dheeraaday Taarikhihii kala Duwanaa ee uu soo maray iyo halka uu iminka maraya waxa uuna sheegay inay tahay qaybatani qaybtii tobnaad ee ka qalin jabiso Machadkan.

Waxa uu sheegay in arday kor u dhaafaysa kun arday in ay ilaa iminka ka qalin jabiyeen.

Sidoo kale halkaa waxaa ka hadlya Gudoomiye Ku xigeenka wasaarada Waxbarashada C/raxmaan Saleebaan, Waxa uuna umahad naqay ka soo qaybgalayaasha munaasabadan iyo maamulka Machadkan waxa uuna sheegay ka wasaarad ahaan inay taageersan yihiin machadkan ayna la garab taagan yihiin hiil iyo hooba.

Sidoo kale halkaa waxaa ka hadly mid ka mid ah waalidiinta waxa uuna umahadnaqay ardaydii iyo mas?uliyiintii ka soo qayb gashay waxa uuna ugu dardaarmay inay waxaa ay barteen sida hagaagsan ay ugu dhaqmaan wadankooda waalidkooda iyo diintoodadana ugu adeegaan.


Image



Ugu danbayntii halkaa waxaa lagu gudoonsiiyay ardaydi ka qalin jabisay machadkan oo dhamaa 232arday oo isugu jiray rag iyo dumar shahaadooyin iyo abaalmarino kale.

Runtii waxaa la odhan karaa machadkan waqtiyadii ugu danbeeyay waxa uu ka qayb qaatay Horumarinta iyo kor uqaadida da?arta iyo dadka waawayn xaga teknoolajiga casriga ah waxaan uu buuxiyay kaalintii kaga haboonayd ee gobolkan.

Machadkan ayaa waxaa la aasaasay mudo laga joogo 10sano waxa uuna soo saaray arday kor udhaafaysa kun kuwaas oo ka qalin jabiyay lixda program ee computerka iyo hardwaka iyo sharinka, machadkan ayaa waxaa dhiga macallimiin ku takhasusa oo ka soo qalinjabiyay jaamacado ku yaala wadanka itoobiya.

Machadkan ayaa waxa uu qabtaa munaasabad noocanoo kale ah sanadkiiba laba goor.

Ardayda waa la isla sugaa markaa sidaas ayaa mar qudha loogu qabtaa xaflad noocanoo kale ah.

Amiin DD

Borama - Somaliland

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 9 guests