
Waxa xalay lagu dilay xaafada Axmed Guray ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa nin lagu magacaabi jiray Carab Xaaji Nuur, iyadoo meydkiisana abaara 9:30 habeenimo ee xalay laga helay gudaha xayndaabka dugsiga farsamada gacanta Xalane, islamarkaana xalay maydkiisa loo soo qaaday Cusbitaalka guud ee caasimada.
Do you see these swords knifes, since the koonfurians started migrating to somaliland the somaliland police have a hard time cathing thieves with knifes and swords.




