This phrase sounds funny. arr Kaarto ayoub baan u dhigay. What is the meaning behind this, how did it get coined in the first place?
sxb wa kaarto aan hore looga maqal berigi dagaalki SNM ta.....oo uu dajiyey mujaahid la odhan jirey Muj.mohamed Ali Umar"kaarto ayuub" Allah Yarxam..........the story behind it watan sidan maqlay.
Waxaa uu MUJ.Kaarto ayuub abaabulay Ciidan xoogan oo ay kamid ahaayeen Guutooyinkii 3aad iyo 4aad iyo Sancaani waxaana uu Madax ka noqday Weerarkii ugu horeeyey ee lagu qaaday Sheekh Moodle halkaas oo ururkii SNM ay guul weyn ka soo hooyeen oo ciidamadii Faqashta ay noqdeen wax dhintay iyo wax dhaawacmay iyo barkadaha isku guray iyo wax iyagu isdilayba waana markii ugu horreeyey ee ururkii snm ay weerar ay soo qaadaan laba Raac ah waana halka uu kula baxay magaca Kaarto ayuub waana ta suurto gelisay inay Mujaahidiintii SNM soo gasho Gudaha iyo markii hore ku sugnaa xuduuda islamarkaana weeraradii xigay ee uu hogaaminayay ay ka mid ahaayeen weerarkii dhaboolaq.......that was the story behind it...waa kaarto taaagtiig berigaaa bilaabantay......i dont know excatlyy siday kaartadas aheyd...lakin xita imika wala isticmaala...waar kaarto ayuub ayaan u dhigay...means wan khaarijiyey waan oogu tukhaantukhiyey....lol.....