Page 2 of 4

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:35 pm
by lali99
sxb bahgobe jabril abokor mahaa waa hussein abokor and arabsio is a bahgobe town

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:38 pm
by The_Emperior5
^^ninyow jibriil abokorkan way naga dhul wanagsan-yihiin, arabsiyo iyo meelahaas ey dagaan maan u wada guurnaa, magaalooyinka aan isku buuxino :mrgreen:
Do u know Jibriel abokor and hussein abokor are called abokor isxaaq together
wanu iska kiin xigna hadaad makahil tihin :lol:

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Mon Feb 01, 2010 5:48 pm
by Cumar-Labasuul
^^ninyow jibriil abokorkan way naga dhul wanagsan-yihiin, arabsiyo iyo meelahaas ey dagaan maan u wada guurnaa, magaalooyinka aan isku buuxino :mrgreen:
Do u know Jibriel abokor and hussein abokor are called abokor isxaaq together
wanu iska kiin xigna hadaad makahil tihin :lol:
haye ma taasaad keentay :lol:

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 6:22 am
by hargaysaay
^^ninyow jibriil abokorkan way naga dhul wanagsan-yihiin, arabsiyo iyo meelahaas ey dagaan maan u wada guurnaa, magaalooyinka aan isku buuxino :mrgreen:
Do u know Jibriel abokor and hussein abokor are called abokor isxaaq together
wanu iska kiin xigna hadaad makahil tihin :lol:
haye ma taasaad keentay :lol:

saaxiib kan ha dhagaysan madaxaa qiiqayee, makahiil waa dad gob ah afartan yar yar ee ilmo abakorna waa aderkood, waana reerka kaliya ee sacad muuse oo dhan suugaanta u yaqaana aa gabyaa sida maxamed xaashi gaariye, xasan ganay, xaaji gujis oo aan abti u ahayna ku dar iyo kuwo kaloo badan

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 6:38 am
by Siciid85
any pics from gabiley, baligubadle, arapsiyo??? these areas are hardly talked about

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 8:48 am
by The_Emperior5
saaxiib kan ha dhagaysan madaxaa qiiqayee, makahiil waa dad gob ah afartan yar yar ee ilmo abakorna waa aderkood, waana reerka kaliya ee sacad muuse oo dhan suugaanta u yaqaana aa gabyaa sida maxamed xaashi gaariye, xasan ganay, xaaji gujis oo aan abti u ahayna ku dar iyo kuwo kaloo badan
habarawals best poets are cismaanada nimanka la yidha
Xussein aflow
Dhirbaaxo jin
Cismaan gabyaye
Cumar australie.

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 9:16 am
by hargaysaay
waar sxb intaad cismaan cismaan tirinayso maad eegtid gaariye iyo ragaa

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 12:46 pm
by Dhaga Bacayl
saaxiib kan ha dhagaysan madaxaa qiiqayee, makahiil waa dad gob ah afartan yar yar ee ilmo abakorna waa aderkood, waana reerka kaliya ee sacad muuse oo dhan suugaanta u yaqaana aa gabyaa sida maxamed xaashi gaariye, xasan ganay, xaaji gujis oo aan abti u ahayna ku dar iyo kuwo kaloo badan
habarawals best poets are cismaanada nimanka la yidha
Xussein aflow
Dhirbaaxo jin
Cismaan gabyaye
Cumar australie.

Cumar austarlia was Reer Ahmed
Dhirbaaxo Jin was Ugaadh obokor

The aftahan SM sub clan are Makaahiil, hands down.

reer shirdoon is next with Cali bamfas, Barkhad cas, Ahmed Ginius.

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 12:58 pm
by hargaysaay
sxb walaahi markaad ahmed ginius tidhi meel baa i damqatay, ninkan hadaad dhagaysatid heesaha uu sameeyay ee maxamed mooge qaado wadnahaa waad jidhi dhicoonaysaa, haaye niyow nuux ismaacil waa kuwii reer hargaysa ahaaye ma ciidagalaha ayay fanka ka raaceen

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 1:39 pm
by Dhaga Bacayl
sxb walaahi markaad ahmed ginius tidhi meel baa i damqatay, ninkan hadaad dhagaysatid heesaha uu sameeyay ee maxamed mooge qaado wadnahaa waad jidhi dhicoonaysaa, haaye niyow nuux ismaacil waa kuwii reer hargaysa ahaaye ma ciidagalaha ayay fanka ka raaceen
Ahmed genius is my favorite of all time. I have every single tape he recorded including his last poem in 1984 predicting his death in dagaalkii buuraha. ILAAHY ha u naxariisto AAMIIN
“Hadalka qaadka jacaylka hadmaa kuugu horoysay” was the best URBON play written known to Somali culture. Some people called it Xasan iyo waris…….

BTW, Ciidagale waa aftahamin laakin don’t you know every popular singer, ciida gale or no ciida gale , had a Nuux Ismaciil mother?

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 1:59 pm
by The_Emperior5
saaxiib kan ha dhagaysan madaxaa qiiqayee, makahiil waa dad gob ah afartan yar yar ee ilmo abakorna waa aderkood, waana reerka kaliya ee sacad muuse oo dhan suugaanta u yaqaana aa gabyaa sida maxamed xaashi gaariye, xasan ganay, xaaji gujis oo aan abti u ahayna ku dar iyo kuwo kaloo badan
habarawals best poets are cismaanada nimanka la yidha
Xussein aflow
Dhirbaaxo jin
Cismaan gabyaye
Cumar australie.

Cumar austarlia was Reer Ahmed
Dhirbaaxo Jin was Ugaadh obokor

The aftahan SM sub clan are Makaahiil, hands down.

reer shirdoon is next with Cali bamfas, Barkhad cas, Ahmed Ginius.
I dont know about cumar australi
laakin i am sure dhirbaaxo jin is reer liibaan wa hubaal

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 2:19 pm
by Dhaga Bacayl
[quote=
I dont know about cumar australi
laakin i am sure dhirbaaxo jin is reer liibaan wa hubaal[/quote]

If that is the case, then reer Libaan aren't cismaano. :lol:

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 2:20 pm
by The_Emperior5
[quote=
I dont know about cumar australi
laakin i am sure dhirbaaxo jin is reer liibaan wa hubaal
If that is the case, then reer Libaan aren't cismaano. :lol:[/quote]

Reer libaan reer looge etc are called cismanada dont u know that
Wa xussein abokorka Aan ahayn Ismacil jabrielka aya la yidha cismaanada.

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 2:22 pm
by Dhaga Bacayl
[quote=
I dont know about cumar australi
laakin i am sure dhirbaaxo jin is reer liibaan wa hubaal
If that is the case, then reer Libaan aren't cismaano. :lol:
Reer libaan reer looge etc are called cismanada dont u know that
Wa xussein abokorka Aan ahayn Ismacil jabrielka aya la yidha cismaanada.[/quote]

Maanta waan kaa badiyay... :lol:

Reer Liibaan and reer cabane are brothers and called Yaasuf isaaq.

Reer looge and reer xaamud are called cismaano. I think there is another one too...

Re: Arabsiyo gets new Office dawlada hoose.

Posted: Tue Feb 02, 2010 2:38 pm
by The_Emperior5
Maanta waan kaa badiyay...

Reer Liibaan and reer cabane are brothers and called Yaasuf isaaq.

Reer looge and reer xaamud are called cismaano. I think there is another one too...
wa runta :lol:
and reer hadhiye and reer yusuf are also cismaanada
But because they are smaller yeesifku Aniga maskaxdayda ayaan cismaanada ku tiriya its easiar :lol: