Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

a legendery clan derby...

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: a legendery clan derby...

Postby Queen_Arawello » Thu Feb 11, 2010 7:57 am

:lol: :lol: Can you also tell us the deadily Poem the Poet Xarbi Dheere unleashed after the Dagaalki Dhurwaale :mrgreen:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 8:04 am

I would not mind if you tell me that but I will tell you this short history of the dheriyocwar , the war that ciidagale whooped reer isaaqs as, this one was areal war there was no f-king looting camel involved it was man to man.

dheriyo war Dagaalka Dhurwaale markuu dhacay ee la isu hub urursaday ayaa waxa dagaal qadhaadhi ka dhacay meesha la yidhaahdo Dheriyo. Dagaalkaasi wuxu u dhacay Ciidagale oo aar doon ah iyo Ugaadeen oo doonayay inay guushaa guul kale u raaxdo. Ilaahay sidaa kama yeeline libtii dagaalka Dheriyo way hidda aroortay oo raggii weligoodba gacanta sare lahaa bay u soo hoyatay. Dagaalka Dheriyo Ogaadeenkii soo qaaday waxa la sheegaa inaan cidi ka noqon illaa 15 nin oo nolol isku dhiibay mooyee. Nimankaa la qabtay waxay sheegteen Sab(Midgo) si ay u badbaadaan laakiin Ciidagale oo sidii libaax cadha xun qaba u cargaagtamaya ayay u gacan galeen oo ay gacantooda ku baxeen. Waakii abwaankii Ina WeledBaas baa laga hayaa
Marse haddaad libaax cadha xun qaba, caday ku soo tuurto
Isna uu miciyada caaryaysatiyo, dhoosha ka cisiiyo
Curuuqda iyo laxamkaagi, buu calashanaayaaye
Cafi kama sugtide waa indhaha, inad caddaysaaye.

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: a legendery clan derby...

Postby Queen_Arawello » Thu Feb 11, 2010 9:11 am

I didn't ask u about dheriyo war and im sure u know that famous gabay by Xarbi Dhere, let's try this again :P
look for it in Hoyga Suugaanta :up:
Last edited by Queen_Arawello on Thu Feb 11, 2010 9:16 am, edited 1 time in total.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 9:16 am

walaal waan ka eegay laakiin adiga waxan oo taarikha ee aan kuu sheegay kuuma muuqdaan miyaa, reer isaaq intuu noolaa ciidagale dhuraale oo kaliya ayuu ka adkaaday arinkaasina wuxuu ahaa mucjiso dhacday(like saudi arabia beating brazil) laakiin idinkoo gushii kaliya ee aad haysateen meel la gaadhin waatan dheriyo la idinka daba keenay, have you got it my beautiful reer isaaq sister.

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: a legendery clan derby...

Postby Queen_Arawello » Thu Feb 11, 2010 9:21 am

We'll have no further discussion unless you post that poem, i thought u accept ur defeats gracefully why are u reluctant to post the poem :mrgreen: man-up

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 9:44 am

We'll have no further discussion unless you post that poem, i thought u accept ur defeats gracefully why are u reluctant to post the poem :mrgreen: man-up
:D :D :D

what the hell, did your queen name made you little spoiled girl, I have looked the poem I saw it , and that man was pathetic becouse he did not know that dheriyo was just weeks away

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 10:10 am

we had smooth satisfactory meeting about the history and you ruined it. by the way which sub clan of ogadeen are you sista

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 10:16 am

and how the hell do you know all these clan stuffs, you wont find one isaaq knows about clan issues and gabays, you know somalis are telling truth when they say, isaaq woman is for her husband, daarood woman is for clan, and hawiye woman is for her house bills and house sallary

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: a legendery clan derby...

Postby The_Emperior5 » Thu Feb 11, 2010 10:39 am

Maansada Cabdiyo Nuurba way, igu canaanteene

Ciroolahaa i waydiiyay iyo, culimadaan diidaye

Cismaan iyo adaan Jaamacaw, kuu camirayaaye

Ka cudhaadha cawaan sidii, ceel idiin shubiye

Carab iyo Gurey waatii uu, cunay waraabuhuye

Cabdilaahi Nuux iyo Salaan, ciida lagu aasye

Cawil Eebbe mooyee Khaliif, ka cifan maysaane

Cadaab ma arke Aw Yuusuf baan, ciilkii duubnahaye

Ceeblaawihii layga qaad, caalinka ahaaye

Nin Cadaawe riixaa ka madhay, cuurka Reer Dalale

Iyagu soo ceshaa iyo innagu, kula carrawnaaba

Jeeroo col kale soo baxoo, qolo la ciiryoonto

Ama ay wax kala caad baxaan, sida cirkoo hooray

Intay Baho cadceed iga xigaan, caafimaad dhimaye

Afaan Ciidagale ugu gabyaa, iima caad bixine
Last edited by The_Emperior5 on Thu Feb 11, 2010 10:55 am, edited 1 time in total.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: a legendery clan derby...

Postby The_Emperior5 » Thu Feb 11, 2010 10:50 am

XARBI DHERES POEM

ON THE ISSUE
Maansada Cabdiyo Nuurba way, igu canaanteene

Ciroolahaa i waydiiyay iyo, culimadaan diidaye

Cismaan iyo adaan Jaamacaw, kuu camirayaaye

Ka cudhaadha cawaan sidii, ceel idiin shubiye

Carab iyo Gurey waatii uu, cunay waraabuhuye

Cabdilaahi Nuux iyo Salaan, ciida lagu aasye

Cawil Eebbe mooyee Khaliif, ka cifan maysaane

Cadaab ma arke Aw Yuusuf baan, ciilkii duubnahaye

Ceeblaawihii layga qaad, caalinka ahaaye

Nin Cadaawe riixaa ka madhay, cuurka Reer Dalale

Iyagu soo ceshaa iyo innagu, kula carrawnaaba

Jeeroo col kale soo baxoo, qolo la ciiryoonto

Ama ay wax kala caad baxaan, sida cirkoo hooray

Intay Baho cadceed iga xigaan, caafimaad dhimaye

Afaan Ciidagale ugu gabyaa, iima caad bixine

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: a legendery clan derby...

Postby The_Emperior5 » Thu Feb 11, 2010 10:56 am

hargeysa berigaas ogadenku way idinka adkaadeen Dhurwaale ragg farra badaan oo qaali ah aya la idinka dilay. Maydin soo aarin

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 10:57 am

laakiin suldaan waxaad ka tagtay in dagaalkii dambe ee dheriyo in dhamaan ciidankii ogaadeen ee dagaalka soo qaaday wax yari ka badbaadeen ragii la qabtayna sheegteen midgo. ta labaad dagaaladan dagaalo ka waaweyn oo boqolaal ruux iyo in ka badan ba dhinteen laakiin kani wuxuu taariikh ku dhigay waa markii u horeysay ee ogaadeen ciidagale jilibka u aasto

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: a legendery clan derby...

Postby Queen_Arawello » Thu Feb 11, 2010 10:58 am

XARBI DHERES POEM

ON THE ISSUE
Maansada Cabdiyo Nuurba way, igu canaanteene

Ciroolahaa i waydiiyay iyo, culimadaan diidaye

Cismaan iyo adaan Jaamacaw, kuu camirayaaye

Ka cudhaadha cawaan sidii, ceel idiin shubiye

Carab iyo Gurey waatii uu, cunay waraabuhuye

Cabdilaahi Nuux iyo Salaan, ciida lagu aasye

Cawil Eebbe mooyee Khaliif, ka cifan maysaane

Cadaab ma arke Aw Yuusuf baan, ciilkii duubnahaye

Ceeblaawihii layga qaad, caalinka ahaaye

Nin Cadaawe riixaa ka madhay, cuurka Reer Dalale

Iyagu soo ceshaa iyo innagu, kula carrawnaaba

Jeeroo col kale soo baxoo, qolo la ciiryoonto

Ama ay wax kala caad baxaan, sida cirkoo hooray

Intay Baho cadceed iga xigaan, caafimaad dhimaye

Afaan Ciidagale ugu gabyaa, iima caad bixine
This the one :D :rose:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: a legendery clan derby...

Postby hargaysaay » Thu Feb 11, 2010 11:02 am

hargeysa berigaas ogadenku way idinka adkaadeen Dhurwaale ragg farra badaan oo qaali ah aya la idinka dilay. Maydin soo aarin
suldaan sonigii u malaynayey inaad taariikhda taqaanid dagaalkan dheriyo ee ogaadeenku isku xaareen wuxuu ahaa aargoosi
waliba ta labaad horta reer isaaqu maxay ula or ordaan hal dagaal, boqolaalkii dhulka iyo xoolaha lagaga qaadayba kama hadlaane

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: a legendery clan derby...

Postby The_Emperior5 » Thu Feb 11, 2010 11:05 am

laakiin suldaan waxaad ka tagtay in dagaalkii dambe ee dheriyo in dhamaan ciidankii ogaadeen ee dagaalka soo qaaday wax yari ka badbaadeen ragii la qabtayna sheegteen midgo. ta labaad dagaaladan dagaalo ka waaweyn oo boqolaal ruux iyo in ka badan ba dhinteen laakiin kani wuxuu taariikh ku dhigay waa markii u horeysay ee ogaadeen ciidagale jilibka u aasto

Ha gabaygi U tiriye Abdi gahayr waan maqlay laakin waxan maqlay gabaygaas Ogadenku intay habaryoonis geel ka dhaceeen ayay ciidagalle ka so celiyeen oo geeli so qaadeen oo ay u so hiliyeen habaryoonista oo toga herer keenen geelii laakin gabaygaas cabdi gahayr tiriye wuxu ka waday lama garayn cidi geela ka qaadayinay ogaden ahayen ama jidwaaq ama geri ciidaya ahayeen lama garaneyn markasu yidhi daroodka qaar baa midgaha lagu masalaye :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests