Moderator: Moderators


Horta, Garxajisku maxay isagadhigaan si Ay Hargeisa u xigaan H-jeclada, waar Hargeisa belongs to all somalilandersthat is our hargeisa, i bet liqaaye and his cuqdad are screaming why not burco why![]()
![]()
![]()




Sawirka Muuqaalka guud ee madaarka cusub ee casimada Somaliland
Written by Qarannews
Feb 14, 2010 at 08:54 AM
Hargaysa,(Qarannews)- Waxa dalka ku soo laabtay waftigii uu hogaaminaayay wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde, oo uu ka mid ahaa duqa caasimada mudane Xuseen Maxamuud Jiciir, waftigani oo socdaalkooda ugu weyni uu ahaa soo gabo gabaynta heshiiskii ay wasaarada duulista iyo hawadu la gashay shirkada dhisaysa oo laga leeyahay dalka Shiinaha, ayaa muuqaalka guud ee madaarka caasimadu ee Egail Intaranational Airport, waxa uu guud ahaan u eekaan doonaa sawirkaasi koryaala, dhismaha oo si dhakhso ah dhawaan loo bilaabi doono.
Madaarka Hargaysa ayaa noqon doona mid ay diyaaradaha waaweyni ay ugu soo dagaan ugana hadaan qaarad ilaa qaarad, iyo sidoo kale diyaaradaha waaweyn ee xamuulka qaada oo si dhib yar ugu soo degi karana ugana haadi doona.
Last Updated ( Feb 14, 2010 at 09:19 AM )

garan mayo wale ina la furray schoolki maryan mursal dhissaiseywar waxaa ka baxa looma baahna biciidkaan dili doono
waxaad iiga warantaan dugsigii hadraawi loogu magacdaray ee daami ku yaal mala furay aad inantaada yar geyside

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests