The two smart Guys From Sool and the death Of their father.
Posted: Tue Feb 16, 2010 7:01 pm
True story
Qiisadi nuur iyo Naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay Oday axmed , Dumarki iyo dadki ehelada oday axmed ba u yeedhay Nuur iyo naaleye si ay ula joogaan abahood Nuur iyo naleeye oo loo sheegay inu abahood sakaraad yahay oo ay naftu ka sii baxayso, ayaa goobti yimi ,markay goobti yimaadeen. Ayey Dadki ehelada aha odaygu ku yidhaheen Nuur iyo naaleye. Aaabihin naftii way ka baxaysa eeh la sii jooga. Nuur iyo naaleye aya jaabay Aaabo nafti ba ka baxaysa maxaynu yeelna
Nuur iyo naaleye aya is yidhi ka hor taga sidanay nafta uga bixin abahood oday axmed
intay marooyiin so ururiyeen ayey odaygii Duu duubeen si anay naftu uga bixin
Meel kasta marray kaga xiidheen oo odaygii way duuduubeen ila lugaha ila madaxa ila dhabarka . Dhowr sacadood ka bacdi odaygi nafti ba ka dhacday oo naqaski bay ku sii dhadjiyeen
, Dhimashadiisi wabay so da dadajiyeen. Nuur iyo naaleeye ba is eegay wey yaabeen
war odayga soonagii meel kasta ka soo xidhnay naftu halkay ka baxday
, Markasala yidhi nuur iyo naaleye iga waleh wa habaacsane
.
The story of nuur iyo naaleye iyo abahood axmed