afarta xayraan ee dawladu laaluushtay ayaa taageera udub, ka dibna waynu ogayn in la gubay xafiiskoodii yaraa, laakiin adiga su aasha aan ku waydiiyay waxa weeyaan maxaad xisbi 8 sano aan khasaare mooye faaiido soo hoyn aad u daba socotaa, mise kuwa gadabiirsiga kabaha u leefaad tihiinThis is real welcoming not a joke, Hargeysoo dhanbaa mantaa taageertaa Udub, Mucaaradkii waa la bartay sheeko yariidoodii,
let us all standup and support Somaliland Unite Party Udub
when it comes tou your funny joke about hargeisa registration afarta HY ee ciidagale abtiyaasha u yihiin iskana hoos joogaa ciidagale waxba ha iiga dhigin wax weyn diaan gelintii gobolka marodi jeex cid walba way ogtahay natiijadeedii