http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tp
"Caado umay ahayn UDUB in marka ay madaxdu imanayso aynu sidan ballaadhan uga hortango, laakiin xisbiyada mucaaridka ah ayaa waxay u beddeleen soo dhawyntii madaxda xisbiyada kaanbayn ayay u beddeleen. Waxaanu tusaynaa iyaga oo laba xisbi ah ayay isa soo raaceen. Waxaanu tusaynaa annaga oo xisbi kaliya ah oo UDUB ah ayaanu soo dhawaynaynaa. Xisbiyada mucaaridka waxaanu u sheegaynaa in aynu nahay sadex xisbi oo tartamaya, haddii aad ka quusateen in aad farihiina muujin kartaan idinka oo xisbi-xisbi ah, halkaa waxaad bannayseen jago oo saddexdii xisbi laba keliya ayaad ka dhigteen"
The funny part is when the cuqdadlow Kulmiye supporters tried to smugle themselves into the crowd and do some anti-UDUB behaviours. This only shows the lack of Kalsooni from the Kulmiye supporters, they have to stoope so low to the extent to masquarade themsleves into the UDUB crowd and act such filthy way.
"Dadka ka cadhaysanaa isu-soo-baxa UDUB oo la aaminsan yahay inay ahaayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka, balse aanay ka muuqan wax calaamad ah oo xaqiijinaya cidda ay yihiin, ayaa koox-kooxo goobo kala duwan oo jidka wadnaha ah tubnaa, kuwaas oo intay gacmaha kabaha sudheen, kadibna ku salaamayey weftiga, iyagoo ku dhowaaqayey weedho qallafsan oo muujinaya nacaybka ay u qabaan iyo siday uga soo horjeedaan isu-soo-baxa ismuujinta ah ee taageerayaasha xisbiga UDUB, waxana ka mid ahaa ereyadaa dadkaas afkooda ka soo baxayey intay sanka isqabtaan inay mar qudha ku dahwaaqaan, “Uf… uf… uf iyo UDUB ha dhacdo.”





