Page 1 of 1

King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Sun Feb 28, 2010 5:48 pm
by AwdalPrince
Ugaaska Beelaha Samaroon Ugas Cabdirashid Ugas Roble Ugas Doodi oo shalay si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London isagoo usii jeeda degaanada ay degaan beelaha Samaroon ee Jabuuti, Somaliland iyo Itoobiya.

London(Saylac.com)- Qurbojooga beelaha Samaroon ee magaalada london ayaa si diiran usoo dhaweeyey Ugaaska Beelaha Samaroon Ugas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ku guda jira safar uu ku tagayo dhulkii hooyo.

Magaalada london oo aad loogu sii diyaargaroobay soo dhaweynta Ugaaska ayaa dadweyne isugu jira bulshada nuucyadeeda kala duwan. Dadweynahan ayaa mudo saacado ah iyagu ku sugnaa Madaarka caalamiga ah ee “London Heathrow” ayaa si diiran caleemo ubaxyo ku dahaadhan yihiin kala hortagay kidinka laga soo baxo madaarka ilaa gaawadhidii lagu galbinayey guriga marti sharafta loogu diyaariyey.

Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo shirjara’id ku qabtey hoolka weyn ee marti shafartu isugu timid, ayaa sheegay in socdaalkiisa uu kusii jeedo dalalka geeska Africa sida Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliland ay tahay mid uu kula kulmi doono Oday dhamaan Beelaha Samaroon ee dhulkaas degan isla markaana uu ku horeyn doono magaalada Jabuuti oo la filayo inuu kula kulmo Beelaha Samaroon ee degan dalka Jabuuti.

Ugaaska beelaha Samaroon oo ah aqoonyahayn ku takhasusay cilmiga beeraha mudo badan deganaa wadanka Canada ayaa sida la filayo socdaalkiisani uu noqon doonaa mid aad in mudo ah looga filayey degaanada beelaha Samaroon degaan ee dalalka aanu kor ku sheegnay

Socdaalka Ugaaska Beelaha Samaroon Ugaas Cabdiraxman Ugaas Rooble Ugaas Doodi ayaa waxa uu kusoo beegmay wakhti ay Beelaha Samaroon baahi weyn u qabaan Ugaasku inuu mideeyo aragtida dhaqan dhaqaale iyo Tariikheed ee Beelaha Samaroon ku caano maali jireen. Wararka nagasoo gaadhaya magaalada london ayaa intaa ku daray in ay timi mudadii uu Ugaasku wadankii hooyo si rasmi ah u degi lahaa door laxaadlehna ka ciyaari lahaa midaynta Beelaha Samaroon ee uu Ugaaska u yahay.

Image

Image

Image

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Sun Feb 28, 2010 5:49 pm
by AwdalPrince
He will not be present for the fake caleemo saar of the Ciise :up:

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Sun Feb 28, 2010 9:06 pm
by Blue_609
long live our king .

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 1:04 am
by hargaysaay
walaahi samaroon are very civilized and developed people look at the ugaas very gentle and calm :up:
by the way why caleemo saar of ciise ugaas is fake

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 2:57 am
by AwdalPrince
hargaysaay wrote:walaahi samaroon are very civilized and developed people look at the ugaas very gentle and calm :up:
by the way why caleemo saar of ciise ugaas is fake
It is being doen for political reasons thats why.

I was in the party for Ugaas Cabdirashid yesterday night. It was a lovely event.

Allahu Akbar

Awdal waa tee? Waa taayadii!!! :up:

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 2:57 am
by AwdalPrince
Blue_609 wrote:long live our king .
Long live our King. May Allah preserve him

Ameen :up:

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:21 am
by hargaysaay
AwdalPrince wrote:
hargaysaay wrote:walaahi samaroon are very civilized and developed people look at the ugaas very gentle and calm :up:
by the way why caleemo saar of ciise ugaas is fake
It is being doen for political reasons thats why.

I was in the party for Ugaas Cabdirashid yesterday night. It was a lovely event.

Allahu Akbar

Awdal waa tee? Waa taayadii!!! :up:
but brother i heard his father died or let me say the ciise ugaas died so his son automatically takes caleemo is not that the case

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 8:38 am
by AwdalPrince
hargaysaay wrote:

Yes sxb Im not talking about that walaal, im talking about it being done in magaalada Saylac. Waa qalad because the ciise ugaas waxaa laku caleemo saari jiray Diridhaba and those areas.

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 12:19 pm
by hargaysaay
haa I get your point now, I also heard that someciise people who live in ethiopia were offended by this, any is seylac a pure samaroon city or is it shared city between samaroon and ciise

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 7:40 pm
by AwdalPrince
^^ Hargeeysaay it is shared but it lies in the degaan of the Samaroon and plus its majority Maxamed Case Samaroon. Thats even what the United Nations statistics mention:

A historian at Savannah State College in Savannah, Georgia, who specializes in Somali history and politics stated that the Zeila is inhabited by Issaks, Issas and Gadabursi (12 Feb. 1997). He stated that the issue of control of Zeila is contentious because each of the clans would want to claim control. However, it is the Gadabursi who are the majority in the area (ibid.). This source was not aware of any conflict in the area and whether refugees have returned (ibid.). UNHCR

All clans are welcome to live anywhere laakin at the end of the day Saylac is majority Samaroon.

Re: King of the Samaroon arrives in London. All hail the Ugaas!

Posted: Mon Mar 01, 2010 7:41 pm
by AwdalPrince
hargaysaay wrote:haa I get your point now, I also heard that someciise people who live in ethiopia were offended by this, any is seylac a pure samaroon city or is it shared city between samaroon and ciise
Yes the Ciise were insulted by it because their usual place of caleemo saar was always in Ethiopia.