Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 8:23 am

Image

Caleemo Saarka Ugaaska 19-Aad Ee Beesha Ciise Oo Maanta Ka Dhacaysa Magaalada Saylac, Madal Kulmisay Somaliland, Jabuuti Iyo Ethiopia

Waxa Madasha Caleemo Saarka Ku Sugan Madaxdhaqmeedyada Beelaha Somaliland, Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal, Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga Burco Iyo Kumanaan Dadwayne Ah

Saylac, February, 1, 2010 (Haatuf) – Xaflada caleemo saarka ugaaska beesha Ciise Mustafe Maxamed Ibraahin oo ah Ugaaskii 19-aad ee beeshaasi yeelato ayaa maanta ka dhici doonta magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal ee Somaliland oo uu shalay makhribkii soo gaadhay Ugaasku, kana soo gudbay xadka Somaliland iyo Jabuuti u dhexeeya meel lagu magacaabo Ugaas lagu boqor.

Ugaaska beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahin oo shalay galab markii uu soo gaadhay magaalada Saylac ay si balaadhan ugu soo dhaweeyeen kumanaan dadwayne ah oo ku jeeni qaarnaa Gundhatiga iyo Golxabka dhaqanka u ah beeshaasi iyo boqolaal gaadiid ah oo kala sita taarikada Somaliland iyo Jabuuti, kuwaas oo ciyaaro hido iyo dhaqan ah iyo suugaan ku soo dhaweeyeen Ugaaska dadwaynahaasi, waxaana la dajiyey Ugaaska dhismayaasha dawlada gaar ahaan xarunta wasaarada kaluumaysiga ee magaalada Saylac.

Xaflada caleemo saarka Ugaaska beesha Ciise ugaas Mustafe Maxamed Ibraahin oo ah ugaaskii 19-aad ee beesha Ciise yeelato ka dib markii ugaaskii hore ee beeshaasi Ciise marxuum Xasan Xirsi Rooble uu geeriyooday sanadkii 1995-kii mudadaasi ka danbaysayna la xulayey Ugaaskii cusbaa ee badali lahaa oo ay 55 oday dhaqameed oo beeshaasi ka soo jeedaa ay u xuleen inuu noqdo ugaaska cusub Mustafe Maxamed Ibraahin oo saaka saacadu marka ay tahay 9-ka subaxnimo lagu qaban doono taandho wayn oo qaadi doonta dad gaadhaya 3,000 qof oo qaabkii aqal somaliga loo dhisay oo laga sameeyey magaalada Saylac.

Xaflada caleemo saarka ugaaska beesha ciise ayaa waxa ka qayb gali doona masuuliyiin ka kala socota xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin wasiirka arimaha gudaha C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro), wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska C/risaaq Waabari Rooble, wasiir ku xigeenka warfaafinta Cali Cilmi Geele, wasiir ku xigeenka horumarinta reer miyiga Siciid Maxamed Bile xaga dawlada Jabuuti ayaa waxa iyaguna ka qayb gali doona wasiirada arimaha gudaha, waxbarashada, diinta iyo awqaafta xaga dawlada fadaraalka ee Ethiopia ayaa iyagana la sheegay inay ka qayb gali doonaan masuuliyiin uu hogaaminayo wasiirka warfaafinta Maxamud Dirir iyo xubno kale oo ka socda maamulka kililka shanaad ee somalida Ethiopia, waxa kale oo iyaguna madasha caleemo saarka ku sugan madaxdhaqameedyo door ah oo ka socda salaadiinta beelaha reer Somaliland oo ay ka mid yihiin suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan Xasan suldaan C/laahi suldaan C/raxmaan, suldaanka guud ee beesha bariga Burco suldaan C/laahi suldaan Cali iyo guud ahaanba madaxdhaqameedyo ka kala socda gobolada kale ee dalka iyo kumanaan dadwayne ah oo iskaga kala yimid gobolada dalka iyo guud ahaanba dadwayne ka yimid dalalka Jabuuti iyo Ethiopia oo dhamaantood ka qayb gali doona caleemo saarka Ugaaska cusub ee beesha Ciise oo maanta ka dhici doonta madal kulmisay Somaliland, Jabuuti iyo Ethiopia oo maanta ka dhici doonta magaalada Saylac.

Dhinaca kale ilo xogalaal ah oo aanu ka helnay xalay saacadihii danbe magaalada Saylac ayaa noo sheegay in amaanka magaalada ay si wayn u xoojisay xukuumada Somaliland isla markaana ay tibaaxuhu noo sheegeen in gaadiidka soo galaya magaalada iyo kuwa ka baxayaba ay ciidamada Somaliland si wayn u baadhayaan iyadoo dhismayaasha dawlada ee xarunta wasaarada kaluumaysiga ee la dajiyey waftiga ugaaska beesha Ciise naloo sheegay in ciidamada Somaliland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ee tignikada loo yaqaano ay ku wareegsan yihiin madasha lagu qabandoono caleemo saarka ugaaska 19-aad ee beesha Ciise yeelato, oo mudo 15 sanadood ah la baadi goobayey qofkii loo xuli lahaa Ugaaska beesha Ciise oo da’diisa lagu sheegay inuu yahay 17 jir.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 11:10 am

Ismacil cumar gele dident come but Deleyta axmed Deleta came :up: :dj:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby hargaysaay » Mon Mar 01, 2010 11:57 am

do somaliland people have general suldaan and who is he

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 11:58 am

do somaliland people have general suldaan and who is he

According to Haatuf Suldaan hassan suldaan Cabdilahi suldaan Cabdiraxmaan suldaan Diiriye
:up:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby ToughGong » Mon Mar 01, 2010 11:59 am

Emp what's the fascination with this story

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 12:02 pm

Emp what's the fascination with this story

because its the 19th ugaas the ciise are going to elect besides its the first caleemo saar this Century

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby hargaysaay » Mon Mar 01, 2010 12:05 pm

do somaliland people have general suldaan and who is he

According to Haatuf Suldaan hassan suldaan Cabdilahi suldaan Cabdiraxmaan suldaan Diiriye
:up:
is he isaaq or not

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 12:06 pm

Yes He is

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby ToughGong » Mon Mar 01, 2010 12:07 pm

Ma abtiyaashaabaa

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 01, 2010 12:07 pm

Ma abtiyaashaabaa
Ma ciisuhu :lol:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby hargaysaay » Mon Mar 01, 2010 12:09 pm

I think generalsuldaan is arab

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby ToughGong » Mon Mar 01, 2010 12:09 pm

haa Ciisuhu mey ku dhaleen

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby hargaysaay » Mon Mar 01, 2010 12:12 pm

abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby ToughGong » Mon Mar 01, 2010 12:13 pm

abtiyaashi sidaan maqlay waa gabadh itoobiyaanad ah oo xarshin joogi jirtay :D :D

:o Realy

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: The ciise ugaas Crowning in Seylac Sl. Latest news

Postby hargaysaay » Mon Mar 01, 2010 12:14 pm

laakiin waxaan maqlay inay hereriyiin tahay waa dad sharaf badan

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests