Page 1 of 3

Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:01 pm
by yawle
Image

Sawirka Todobaadka: Suldaan Cismaan iyo Wasiir Siciid Sulub
Written by Qaran News
Mar 01, 2010 at 09:14 AM

Hargaysa,(Qaran News)- Sawirkani waxa la qaaday maanta oo wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta mudane Siciid Sulub, uu xaflad qado sharaf ah u sameeyay suldaan Cismaan Suldaan Cali, xafladani oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiro badnaa oo ay ka mid ahaayeen wasiiro, xildhibaano,siyaasiyiin, madax sar sare oo ka tirsan xisbiga UDUB iyo xukumada Somaliland, iyo hogaamiye dhaqameedyo, hadaba waxa hada halkaasi kaaga muuqda Suldaan Cismaan Cali oo ay is garab fadhiyaan wasiir Siciid Sulub oo ayna in mudo dhowr sanadood ah salaanta iska qaadin, ama aanu xidhiidhkoodu wanaagsanyn

Waxa kale oo suldaanka iyo wasiirka hareeraha labada dhinacba ka fadhiya wasiiro iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay, wasiirka maaliyada, mudane Cawil wasiirka arimaha dibada mudane C/laahi M. Ducaale, Wasiirka duulista iyo hawada Mudane Cali Warancadde, Wasiiirka Madaxtooyada mudane Xasan Axmed, Wasiirka ganacsiga Abiib Xasan, iyo Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade iyo wasiirka caafimaadka Mudane Cabdi Haybe isla markaasina xaflada xoogaa uga dib dhacay isla markii uu soo galayna si toos ah u abaaray kursigii uu fadhiyay Suldaan Cismaan iyo wasiir Siciid Sulub, oo si gaar ah u salaamay suldaanka iyo wasiirkaba.

Sidoo kale xaflada waxa joogay maanta wasiirada qoyska iyo arimaha bulshada marwo Faadumo Suudi Xasan, wasiiru dawlaha caafimaadka, wasiiru dawlaha caafimaadka iyo shaqada, wasiir ku xigeenka wasaarada qorshaynta iyo wasiir ku xigeenka arimaha dibada, wasiir ku xigeenka cadaalada iyo xoghayaha gaarka ee madaxweynaha mudane Axmed M.Essa, iyo sidoo kale gudoomiyaha siyaasada ee xisbiga UDUB, iyo gudoomiyaha udub/uk, gudoomiyaha abaabulka iyo wacyigalinta ee xisbiga UDUB Maxamed Cabdi Malow, gudoomiyaha arimaha bulshada Farxaan Adan Haybe iyo madax kale oo farabadan oo ay ka mid ahaayeen ganacsato caan ahi.

Xaflado hore waxa suldaanka u sameeyay wasiirka duulista iyo hawada iyo wasiirka maaliyada ee Somaliland

La soco sawiro badan iyo xafladii maanta qaybaheen kale ee wararka.

Re: Where is that bafoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:03 pm
by yawle
Now what will that Muuse Cabddale laangaab gonna say? :down:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:09 pm
by The_Emperior5
hey yawle why dident Suldaan cisman suldaan cali suldaan maddar why dident he go with the hY. Salaadins in ceerigabo horta muxu uga hadhay?

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:10 pm
by Bohol iyo karaman
[quote="yawle"]Now what will that Muuse Cabddale laangaab gonna say? :down:[/quote]

:clap: :clap: :clap:

xkeyse nin madhan buu ahaa

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:12 pm
by Bohol iyo karaman
waa sawir taariikhi ah walahay

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:16 pm
by yawle
hey yawle why dident Suldaan cisman suldaan cali suldaan maddar why dident he go with the hY. Salaadins in ceerigabo horta muxu uga hadhay?
Suldaanku siyaasadiisi hore ee khaldanayd ayay ahayd sababta aanu u raacin salaadiinta beesha. Laakin wixii intaa ka danbeeya suldaanku waa suldaan culus oo beesha ka mida waana ka mid noqonayaa salaadiinta beesha.

When they come back to Hargeisa in couple of weeks, you will see all the suldaans together. :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:18 pm
by Bohol iyo karaman
Siciid Sulub waa siyaasii culus, he know how to play the game,

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:21 pm
by The_Emperior5
I personally respect suldaan Cismaan Suldaan Cali suldaan madder, and i don’t think he will buy this udub crap of ina rayaale. Besides wuxu u yahay beel aad u farra badan ayuu suldaan guud u yahay markay halka suldaan Isaaq bu noqonaya oo danta Beesha ayuu koley eegeya. I mean Suldaanka wala casumay qaddo sharaf na wey u sameyeen But Maxay isaga iyo ina rayaaale ku sheekeysteen.

Dhigisa Suldaan Emperior :sland: :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:27 pm
by Siciid85
Good to see unity among H/yonis kinsmen. Masha Allah! :mrgreen:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:29 pm
by Bohol iyo karaman
siciid85 finally join the team, let us all work together walahay we can do it

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:31 pm
by yunis09
siciid85 finally join the team, let us all work together walahay we can do it
who's pulling the strings....why did it took soo long~?
?

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:31 pm
by Siciid85
Bohol iyo karamaa,

You're on buddy! I'm with you and my fellow H/yonis all the way. :up:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:38 pm
by Bohol iyo karaman
good siciid85, I can see good future for hyoonis, waxan arkaa dekedii maydh oo aynu dhisnay, wxan arkaa wadadii burco iyo oodwayne misku xidhaysey oo laa dhisay, waxan arkaa, wadadii Ceerigaabo iyo Maydh oo laa dhisay, waxa arkaa habar yoonis oo mid ah, waxan arkaa madaxwaynahaa mustaqbalkaa somaliland oo habar yoonis ah, waxan araa degaankeeno laa hormariyeey, waxan arkaa jaamacado badan oo degaankeena lagaa ygleelay, waxan arkaa dhalin badan oo waxa in baratay, waxan arkaa nabad iyo horumar iyo akhoonsigaa somaliland guul guul :up: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland: :sland:

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:43 pm
by Siciid85
^^^ :D :up:

It's true when H/yonis or Garxajis led Isaaq, they reached new frontiers with pride and dignity.

Re: Where is that baffoon XaarKeyse?? Dadkaaga dhinac ka raac

Posted: Mon Mar 01, 2010 3:44 pm
by Bohol iyo karaman
[youtube]K75l-GS0oj8&feature=player_embedded[/youtube]