Moderator: Moderators



Ciidamada Somaliland iyo kuwa Jabuuti oo xabado isku riday magaaalada lawyacado iyo amaanka magaalada saylac oo cirka isku shareere ergoyinkii Somaliland dhigaca somaliland usoo carareen. iyo waxa sababay
Saacadahan aan joogno oo saqdhexe ah magaalada saylac waxa ka jira cabsi aan lasoo koobi karin oo ka dhalatey khilaaf dhinaca ciidamada somaliland iyo kuwa Jabuuti oo qarka u saaran inay isu dhacaan dagaala dhex maro. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhashay ka dib markii ciidamada Jabuuti oo wata gawaadhida gashaaman ay isku dayeen inay xoog kusoo galaan xadka Somaliland iyagoo sheegaya inay amaanka waftiga Jabuuti ee saylac ku sugan u socdaan ka dibna ciidamada somaliland ee lawyacado ku sugani ay is hortageen una dideen inay ciidamo wadamo shisheeya ka socdaa ay si sharci daro ah kusoo galaan ciida Jamuuriyada Somaliland. Khilaafkan ayaa waxa uu dhacay caawa abaarihii 9 habeenimo wakhtiga saylac. Labada ciidan ee Jamuuriyada somaliland iyo kuwa Jabuuti ayaa isku hub qaatey foolka foola iskugu hanjabay inuu midwalaaba dhulka ka taliyo waxaana khilaafka sii xoojiyey ka dib markii Hogaamiyaha dhaqameed ee ka madaxda ah Xubnihii afarta ah ee magacooda la yidhaa (GALTIDA) oo ah xubaha soo xulay Ugaaskan maanta lagu caleemo saarey saylac oo khudbadii maanta galinka danbe ku fogaaday lahaanshaha dhulkan Selel inay Beesha Ciise leedahay isla markaana iyadoo kumanaan qof ay daawanayaan si cad u yidhi ” WAX SOMALILAND LA YIDHAAHDI MA JIRTO ) Wadan somaliyeed ayaan joognaa wax somaliland la yidhaahdana ma aqoonsanin .. !! Inyar ka din Waxa kacay wasiirka waxbarashada Jabuuti oo dhegta odayga ugu sheegay inuu hadlkiisa toosiyo yidhaahdana “Somaliland ayaan joognaa” balse uu Gudoomiyaha Xubnaha soo xulay Ugaaska Ciise ee GALTIDu uu diiday kuna adkaystey in dhulku yahay dhul soomaaliyeed somaliland ayna jirin .Oday dhaqameedkan oo si cadhaysan u hadlaya ayaa waxa uu yidhi oo kale “Dabkii ay somalida koonfureed dhex dhigeen iyaa ilaa hada huraya wax somaliland la yidhaahdana ma ogolin dhulkana anagaa leh!!
Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada SOmaliland ee goobta ku sugnaayi isku dayeen inay Odayga garbo duub u xidhaan balse xaaladu ay faraha ka bixi gaadhay ka dib markii ay askarta Jabuuti iyaguna cudud muujiyeen halkaasna lagu kala dareeray
Mudo 15 daqiiqo ka dib ayaa ciidamada Dalka Jabuuti oo wata gawaadhida gaashaamani waxay isasoo dhoobeen xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti ee Lawyacado halkaas oo ay la carareen Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti iyo waftigii uu horkacayay ee ku sugnaa Saylac.
Ciidamada xoojin ah ayaa Sida la sheegay General Xudhun uu uga yeedhay magaalada Gaarisa xaalada magaalada Saylacna waxay u eegtahay mid aad u liidata iyadoon la garanayn in dagaal foolka fool ihi dhex mari doono Somaliland iyo Jabuuti
Wararka kusoo kordha saacad walba kala soco Saylac.com
Saylac Media
Lawyacado -Somaliland
![]()
![]()
Walle Ciisuhu waa rag iska daa.![]()


emperior sxb raanta xabaa jira. ee asaraarka iyo indho adgaanta is ka daaPeace wa iska khurafaad wa gudubuur propoganda gudubuurku waxay ka xunyihin ina ugaaska ciise lugu caleemo saaray seylac.waxasay waxa u afuufayaan
Dhinaca kale, Weftiga ka socday Dawladda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada, Arrimaha gudaha Cabdilaahi-Cirro iyo Dhaqanka Cabdirisaaq Waaberi Rooble, ayaa weji-gabax kala kulmay Munaasibaddaas, ka dib markii Xeer-beegti ka tirsan kuwii waday Munaasibaddaasi ay sheegeen in ay Soomaaliya mid tahay, isla markaana aanay Somaliland waxba kaga duwanayn. “Soomaali waa Soomaali, mid ayuun baanay ahaan jirtay, Somaliland-tu waxa Alle dhaafiyay Dabkii Koonfur lagu tuuray, laakiin Soomaali waa mid uun.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Gendaha ama Xeer-beegtida soo xushay Guddidan oo tiradoodu ahayd 44 Nin. Hase yeeshee, Wasiirada iyo Masuuliyiinta Xukuumaddu kamay hadal arrintan.
Somaliland.Org


ok sxb you can put your head in the sand if you wish. laakin 'somaliland' wax jira ma ahay. cidla ha ku wareerin.Aka peace an ku sheego Somaliland.org is not a site that is very pro Udub they will publish everthing they can use their mucaraad with
How ever people put the things out of context if the ciisaha said Waxanu joogna dhulki somaliyeed , Somaliland is called ardu al somaal , carabtu waxay u yaqanaan jamhuuriyatal ardu al somaal.


Sxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,advise to liqaaye please make coalition with toljecle and ayuub, so that you wont go to hell , I dont know if you heard it but there is old say with says laangaab waa ehlu naar so please brother avoid the hell as much as you can, even if you ask as we can give you guuyoobe sub clan that lives in togdher![]()
![]()
[Sxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,
![]()
How embarrassing..Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Soo maha?How embarrassing..Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

sorry brother it is slip of writting, waynu wada ognahay in ayuub yahay curadka iyo hogaanka habar magaado ee curadadoow raali ahaada, xabashigan yar ee foosha xunSxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,advise to liqaaye please make coalition with toljecle and ayuub, so that you wont go to hell , I dont know if you heard it but there is old say with says laangaab waa ehlu naar so please brother avoid the hell as much as you can, even if you ask as we can give you guuyoobe sub clan that lives in togdher![]()
![]()
![]()


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests