Isaaq Kingdom - Private section
Posted: Tue Mar 02, 2010 7:55 pm
salaams,marka hore,Marka xigta Is being about 3 weeks i requested To join Still didn't get the permision to enter,laba mid weeyi as i think..
1.Meesha waxa maamula afar qof oo is taqana.oo meel loo wada dhan yahay maaha.
2.mesha ma qofki la garanayo aya lasoo daynaya.
Mida kale,wa iga suaal ma wakhti inta ka badan ayey dadka ku qaadata inay groupkaas galaan.waxaanba islaha meshu wa Group Isaaq,Ooo qof walo Duriyada barakaysan ee reer sh.isxaaq xaq u u leeyahay inu so galo sida magaca ka muuqata.
Mahadsanidiin duriyada rer sh.Isxaaq.