Moderator: Moderators


Get in touch with me your next visit to uk si'aynu ilaa qabrigii Sheikh Isahaq"Radiyalaahu canhu" usoo dawaafno .Righwing goormeynu wada fadhiisanayna dee


Thanks bro. waw sheik yusuf hadaa waa xertayda.Righttwing is my Spiritual Isaaq Cousin
Did i tell you The story Ina sheik yusuf sheikh madar iga sheekeye Mar anu wadda fadhiisanay in the late 90s Wuxu yidhi markay faqashtu Magaalada hargeisa ay xabbada ku riidayeeen Ayaan ku talliyey inanu Masajidka Ku yaala Xaafada Gannad inaynu iskugu tagno Oo aynu xooreyno ku tukkano and he was telling me Sallaada markanu ku jirnay Sheikh isxaaq kow dhe Yusuf al kaynun Iyo awoowyaashisi oo dhan Mid ka maqnayn wa nugu dabbe tukanayeen Axmed Iyo Maxammad Iyo Yaxya al suufi iyo Jacftar al saadiiq Xassan al caskari gabigoodii ba wa nugu dabba tukanayney Markanu salaadii dhameyney na Dagaalki wu no fududddaaday




Shaylilaah weliyu laah
Yaa sheikh Isahaq weliyu laah
Adaa sheekhoo adaa sharaf lee
Yaa Sheikh Isahaq weliyulaah
Akam kaakaa karamatii
wtf is this .....


Shaylilaah weliyu laah
Yaa sheikh Isahaq weliyu laah
Adaa sheekhoo adaa sharaf lee
Yaa Sheikh Isahaq weliyulaah
Akam kaakaa karamatii
wtf is this .....
This is former Isaqq's national anthem

![]()
Rightwing, orod oo Voltage iyo sadeboi uu sheeg.
Nimankani waxeey moodan iminka inaad laheyd 'Marexaans are more advanced'

waar isuga , am coming to London soon, kolkaa ana naqaska aan iska siiyar daayeeRighwing goormeynu wada fadhiisanayna dee

![]()
Rightwing, orod oo Voltage iyo sadeboi uu sheeg.
Nimankani waxeey moodan iminka inaad laheyd 'Marexaans are more advanced'

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests