Page 1 of 2

Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:31 pm
by Rooble90

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:32 pm
by The_Emperior5
Rooble and ma roob baad no siiday

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:34 pm
by Dhaga Bacayl
Kolba ki ila joogay calankiisa ruxaan. :lol:

The most divided people weeyaan walee....

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:37 pm
by Rooble90
Rooble and ma roob baad no siiday
lol, Maya Walaal Ee Magacaygaa Sidaas Ah.

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:38 pm
by Siciid85
Rooble, ma reer buhoodle baad adna tahay.

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:40 pm
by Rooble90
Rooble, ma reer buhoodle baad adna tahay.
Maya Walaal, Samaroon Baan Ahay Lakiin My Grandma Is From There..

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:44 pm
by Siciid85
Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you? :lol:

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 7:49 pm
by Rooble90
Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you? :lol:
lol, Walahi Taas Lama Socdi Walal.

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 8:03 pm
by Cali_Gaab
Ummadani Hawd ilaa iyo Sool ayaa laga keenay.

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 8:33 pm
by GENERAL_SNM
The question is who will get to buhoodle first, cali bare, solomadow or reer dahir? :D

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 8:59 pm
by SahanGalbeed
Horta Somaliland calan gaar ah bay leedahay .Hasa ahaate ,waxa se jira xisbiyada sida Kulmiye ,Udub ama Ucid oo iyaguna calamo gaar ah leh .Calankan waxaynu u aragnaa anagu dad xisbi taageersan Xamar ku noqoshadeeda ay iska sitaan . This is by no means a threat neither a concern to us .Maraykan ka haddaad u fiirsato ,qaar ba xita NAZI flag-ga la soo banaan baxa . Xor bay u yihin ! Kuwaan anagu waxaynu u aragna dad laga tiro badan-yahay .

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 9:02 pm
by ToughGong
Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.
Markaa hee

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 9:07 pm
by SahanGalbeed
Calanka waddanka ay sitaan berigaynu ka mid ahayn aynu "minority"-ga ku ahayn ,dareen-keena markaynu dhiibanay sida ay dowladda qabilka dadkaasiay ka mid yihin ,ay inoo la dhaqantay ,tariikh-da calaamka ayay ku jirta . Maanta waa idinkaa iska arkaya halkeynu ka joogno. Allah is always watchful ! Reerkii talada Somalia 20 sannadood soo hayay ,wixi dowladiisa hor istaaga ,caddow bu ku sheegi jiray ,xabad na wuu ku furi jiray .Anagu nin waliba xorriyadaas uu Ilaahey inagu dhalay baynu u ogolnahay .Allahu Akbar ! :sland:

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Thu Mar 11, 2010 9:13 pm
by Somalistan
Dhulbahante maxuu kibray. They are practically spreading their butt cheeks out of kibir.

Re: Somalida Buuhoodle Oo Calanka Bluga ah La Soo Baxay.

Posted: Fri Mar 12, 2010 7:21 am
by AwdalPrince
Ayamahan Samaroonkii ba snet ku so badanaya ma iis tiri first awdalprince and now you? :lol:
I dont know this guy, he has to be interrogated and only then we shall confirm if he is really one of us or a fake.