Xaga Culumada :SH.Mustafe Xaaji Ismail Haruun Sh.Mohamed Cumar Diri.
Xaga dagaalyahaniinti SNM:Muj.Lixle Muj Mohamed ALi Karto ayuub.muj.Koodbuur. iyo qar kalo badan .
Xaga dadki uso halgamay xoriyadi aynu ingriiska ka qadanay.Sh Bashiir(Nin Libaax Libaax dhalu aha walaahi.i wish i was there marku burco dhexdeda lagu dilayey.ALlah yarxam)
Xaga Abwaanada.Hadraawi ABWAAN GAARIYE DHAMAC,abwaan hasan ganey,iyo rag badano kale.
Xaga heesaaha:Mohamed Mooge ,Khadra dahir ,iyo hesaa badan o kale.
Xaga Politician kana :Odaygi Cigaal Silaanyo

plus warancadee nin fiicna lakin imika si wax ka noqdeen

iyo Xaaji Cabdiraxman Cusmaan Jaamac Golaha Guurtida Close related Uncle.
Ganacsatayasha.Dahabshiil nin jira dheh,.
http://www.facebook.com/photo.php?pid=1 ... 0518937801
waryaadhaheen de isaaq waa beel weyn oo baladhan meshan lagu soo wada koobi kari maaaye.