Asalamu calaykum waraxmatulahi wa barakato marka ugu horeysee ilmaadeeryaan
Salaam kabacdi waxan fariin idin gudbiynaya kana socotta Suldaankina Suldaan Emperior oo idin leh Walaalayaal Cayda iyo aflagadada iyo hooyo cayga iyo nassab cayga iyo diin cayga iyo dhaqan xummada Ilmadeerayaal aad iyo aad ba looga fiicanyahay, caydu sideedu ba wa calyo, dadku inay kaftaman wey jirta laakin in hooyooyinka iyo waaalidinta la cayo shay haboon maha, marka anigu oo ay xil iga saarantahay Bulsha weyntaha Beelaha reer sheikh isxaaq Eeh computarada isticmaala waxan idin leeyahay Ilmadeereyaal xaasadara Jooji Waliba Arintani Waxaku socotta Labbada Nin eeh Midna magacisu yahay GeneralSNM, Iyo ninku isagu na ku magac dheer eeh la yidhA keyse 0208 Qalladinkinu wuxu ka dhacay is afgarad la aan iyo deg deg aan wax la hubsan
Marka maalin danbe oo kale haday tanii oo kale dhacdo waxad yeeleysin inad wax hubsataan markad wax isku eedeynisin iyo magacyada dadku ay soo qaatan hadaad wax isku eedeyneysin wa inad kala hubsatan, Waxanu marka rajeynayna oo aynu rabbna Inu magacu Geneerlakku na sii dhakhsa ah uu madoobaado Labbada nin eeh qalladku ka dhacay na gacanta is qaadaan sabbab wax saa uu buuran la isku ma hayo.oo aan ahayn waxassad igu tiri iyo waxasan kugu yidhi, Marka ilamadeerayal anigu ah Suldaan Emperior tallada wanaagsan eeh aan idin soo jeediye iga qaatta. Waxa mar walba loo bahanyahay ina la is maqlo
Ilahay subxanna watacalaca ayaa qurankisa ku sheegay muminintina ilahay rumeyaa dumarkiina iyo caruurtina waxa idinku jira cadaw oo idinka ilaalinaya ilahay ka cabsiga , sida daradeed iska ilaaliya, hasa yeehse hadaad isi samaaaxdaan oo aad is gacansaartaan ogaada marka ilahay na wa idin saamaxaya.
Inta waxa dheeer Wilka kale eeh cali gaab eeh yidhi aniga Makhsin yar ba la igu soo xidhay oo ugu magac darray black bailed anigu blackmail baban moodaye ama telefoonka nooca la yidha black berii inkastow xaalksisu isagu u sahlanyahay oo ay ka dhacday cadhadisu shaqo laga eryey hasa yeeshe ina isaga na koonno lugu ururiyo maha waan ka so hor jeeda cali gaab ha iska gaabnado laakin nin caqli gaaban maha marka ilmadeerayaal isagana gaabni takoorka ka dayaaa Bi idmilah Dhamaantin ba waxan idinku salaamaya salaanti islaam asalamu calaykum waraxamtulahi wa barakaatu
Suldaan Emperior






