Shaydanka iska naar .Dhowr topic oo ku saabsan khilaafka idin kala dhex yaal adiga iyo Keyse baan soo akhrisatay .It seems to me , you're being picked on and that's not right !!
3 account baan kala leeyahay , kan aan isticmaalayo hadda , shams al dawla , iyo Ina Baxar .Haddey magacaagi ku gu soo celin waayan "color"-kiisi hore , 3 -deyda account kaad rabto baad sii isticmaalaysa , intaanu soo helayno cidda ka dambaysa arrintan , okay ? shaydanka iska naar , oo yaan laga cadhaysiin !



