To the two members who are engaged in the unneccesary character assinations, brothers & sisters remember we have a enemies within this section who are enjoying this unneccesary Bah Diil, i advice you all those parties involved in this issue to take it up to the private somaliland sections and sort the problem out there.
Suldaan Siciid.
Laba mid ayaan meshan ka leeyahay
waa ta kowaabaade Horta is qabqabsi wuu yimaada kolay laba qof o qol kuwada nool waa ay isku dhici karaan,khaladka iyo saxaba qofku wuu yeelan kara,lakin waxa loo baahan yahay ergo dhex dhexaadin ah.ergo nabad doon ah wa in arintaas ay soo baadhaaan oo ka kala kooban duriyada rer sh isxaaq oo loo wada dhan yahay.
waa ta labaad Niyow anigu siciid85 ayaan odhan laha bal haloo dhiibo xalinta arinkan isaga inagaga wacan ayaan filaya.oo isaga aya gudi uso xulaya .
Suldaan Siciid. looooool adiguna ma suldaan baad noqotey inader.Magaaladee lagugu caleemo saaray
mise musharax jagada u tartamaya ayaad tahay sxb.