Postby JeyR » Sat Mar 20, 2010 1:07 pm
this is funny, horta in lays caayo ma fiicna, laakiin caadifadi way jirtaa oo dee mar mar dhiigu wuu yara kacaa, taasina dee waa wax iska caadiya, waxaanse meesha ku jirin cayda, waa la kaftamaa, taariikhna waa la sheegaa, mana xuma hadii aad xoogaa ku yara darto oo aad ku qurxiso arintaada, cayduse waa ceeb.
Mid waxaan idhi, runtiii dad caqli badani meeshan way ku jiraan, sida YUUNIS09, iyo Emprior (oo isaga baryihii danbe la qoonsaday), waxaanse ka wadaa taa, Ninkan Bohol iyo Karaamo iyo siciid, waxaan filayaa waxaa idin dhibtay inaanan garanwaynay qabiilka sucad yonis or sacad yonis( no Offense).
Bohol iyo karaamow nimankan aad meesha ku qortay ee aad tidhi Col. Xasan libaaxe, gashanle sare. sucudi Allale iyo mire, we don't know them.. again they may be famous for your family, but no one knows them.
Siciid85 brother, hadaad qabiil fiican ka dhalan lahayd, waa la garan lahaa, laakiin sucad yonis baan ahay, dadkuna waa inay i yaqaanaan meesha ma wada gasho. Intaan ogahayna, niman baan maqlay mar jaamac siyaadku aad u laayeen waqtigii dawladii siyaad, dee ma sucad yonis baa, dee ma garanayo.
abti is qabooji, reerka waa la baran doonaaye, takle hadaad ceergaabo ka hadlayso, reer hagar ismaba soo gaadhaan.markaa garan maayo meesha aad reer hagar ku layseen ama geel kaga qaadeen. war wiilka hala qaboojiyo...