Xafiiska taliyaha waaxda "politics Somaliland".
Waaxynu ogaysinina shicib weynaha soo gala halkan , in cidii ku xad gudubta ama dacaayad raqiis ku daba gasha ninka la yidha general SNM , ciidamada dawladda duriyadu sida ugu degedgsan raadracayan , soona qaban doonaan , laguna xukumi doonoo "infrigement on constitutional right ".
Taliyaha ciidanka nabad sugida ruugta "politics Somaliland", Sahangalbeed {3 xidigle}



