adeer dee dhaqan ma la badali karo
Moderator: Moderators

adeer dee dhaqan ma la badali karo

![]()
![]()
![]()
rightwing aahey dee..
cali-gaab red-usbuuc miyaa la gaarey?

walaahi samatarow sxb waa runtaa aniga ,emperor ,siciid inkastoo siciid hy yahay hadana waa hy galbeed ragaayagaas oo miidhan inaan qurjiilaha iyo maakhirska iska dhaafno weeyaan waad saxsantahay oday, xataa geelaayagu haday tv iska arkaan iskuma kacsadaanReer galbeedku haday qof isu waalayaan raggan gaadhiyaha gubaya miyay ku soo jeedsadaan, reer bariga maxaa ka galay, xitaa geelkooda ma is wasaan shaqo isku ma laha.



Rightwing Hargeysey manad aqoon wa dir woqoyi Wuxu yidhi somaliland ma jirtohargaysaay
Inaadeer how come you aren't member neither House of Lords "SPG" nor House of Duriyada xalaasha ah IPG?

Rightwing Hargeysey manad aqoon wa dir woqoyi Wuxu yidhi somaliland ma jirtohargaysaay
Inaadeer how come you aren't member neither House of Lords "SPG" nor House of Duriyada xalaasha ah IPG?
war idinka dhaqan xun walaalka sow maaha voltage sowki love igu lahaa bilaa sabaab taasi meyna dhaqan xumo ahaynadeer dee dhaqan ma la badali karo

dawladii somalia isaaq baa hadh cad wasay oo baabiiyay, isaaq uun baana soo celin kara thi is solution for somalia
president......isaaq
prime minister.....hawiye specialy habar gidir
speaker of parliament ... darood
caasimada .. north

Rightwing this is what he said
dawladii somalia isaaq baa hadh cad wasay oo baabiiyay, isaaq uun baana soo celin kara thi is solution for somalia
president......isaaq
prime minister.....hawiye specialy habar gidir
speaker of parliament ... darood
caasimada .. north



taasii wa dood kalle hadaad rabtiid inay snmti nimanki dalka u so halgamay loo dhiibo tageer xisbiga kulmiye oo ay mujaheedinti ku jiraan wa hadaad mujaheedinta dooneysid inay dalka qabtaan waxad tageerta silanyo ina bixi Dr gaboose ina kahin , hadaad dooneysid Mujaheednta snm inay dalka qabtan dee tageer xisbiga kulmiye markasad gudaha somaliland wax ka badashay , Axmed guray yaa ka snmsan soo afayeenka udub maha Nuux ismacil taani ya ka snmsan soo abaandulaha ciidanka qarranka maha Ina dholayare soo snm maha soo wasiirka arimaha dibbada somaliland maha , marka wax walba black ama white loo maa eego sxb Somaliland tageer no matter what danteena guud aya ku jirta Ama ina rayaale ha xukumo Ama Silanyo ha xukumo , dir woqoyi iyo xammar iyo Somaliyan madax u noqonaya yaan mar danbe ka maqlinemperor waar xamar ayaan reer xamarka ku odhan jiray anagaa idin wasna iyo somaliland ha noolaato. anigu isaaq baan ahay wadankayguna waa somaliland hadii reer koonfureed wax ka sheegaana aabahood baan ku wasayaa, laakiin hada waa isla inagii uune, somaliland nimankii faqash daba dhilif u ahaa ayaa ka taliya waxaad ii sheegtaa sababta ninankii u soo halgamay ay noqdeen qaar siyaasada somaliland iskaga baxay iyo qaar somalia ku biiray ii sheeg bal arintaa, berbera waa meesha riyaale taageero weyn ku leeyahay 1988 500 oo qof ayuu riyaale berbera iyo sheekh ka soo qabtay oo la gawracay,
I believe in somaliland but somaliland is not in the hands of those who deserve it,


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests