Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Sun Mar 21, 2010 2:45 pm

but the reason they are caling you dir waqooyi is becouse they are afraid of you, every body knows reer sheekh isxaaq is reer sheekh isxaaq even the stones knows that laakiin adigaa wax weyn ka dhigaya, kulmiyena waa xisbi jira laakiin dhibaatadiisu waxa weeyaan mr calan cas baa k buuxda nimankii duriyada isku diray kuwaa inaynu maxkamad duriyada la geeyo weeyaan,

ta labaad one question emperor, can you tell me please the reason why cabdi raxmaan tuur who is the hero of all heros went to mogadisho becouse he realised that the goal of snm has been mis directed.

do you know the rules of SNM. it was to defeat siyaad bare and keep somaliweyn unity that was snm goal if you believe in them
I dont care about them i dont care what they think of me i dont want to share a country a flag nor a goverment with them so i do not care But i know one thing for sure I Am isxaaqi And Somalilander , Haye dee inadeer snmta aad dooneysiid inay dalka xukumaan wayoo dee Snm wa kuuwii dalka xoreyey wa in dhimatay iyo in so hadhay ooh xisbiyada ku kale jirtay wa dhibaato hadaad kuwii noola na aad tirahdiid wa calan cass kuwii dhintay na so toosin mayo sxb we need Politicians here Politicisan can do the work Silanyo was snm and a politician he is the man for the job Same as ina bixi wa hadaaad diidaysiid ciro cawil iyo ina riyaale :lol:

Abdiraxman tuur horta ilahay ha u naxaristo He declared the independence He went to borama and knew he could not lead this Nation forward he was up for something We should not follow individuals Abdiraxmaan tuur his skils to fight the faqash were great, The Somaliland people want the independence somaliland people want the sovereingy of the state of somaliland , not a politician or an individual can change that Nor abdiraxmaan tuur could change that not cigaal could change that not ina rayaale can change that.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Sun Mar 21, 2010 2:51 pm

cabdi raxmaan tuur was up for some thing ku lahaa :D lol the man god bless him was just flowing the rules of snm
the last war of snm was berbera and when mujaahidiins where hiting the road the name somaliland was not in there minds walaahi sxb runtaa fiicane, somaliland waa dad jira amaankooda wey ilaashadeen hadii la ictiraafayo waan ku farxayaa laakiin inaar manala ictiraafayaa baa ka horeysa 19 sano uun baynu qaylinaynaa waxbana ma haynee, mida kale runtaa fiican gadabuursi is somaliweyn warsangali and dhlbahante are somaliweyn, waayahee hal reer oo isaaq la yidhaa oo ada ilmaadeerii dawlad ma noqon karaan jawaabtu waa maya, sheekadan ah waa nala gumaadayna in aynu joojino weeyaan waayo that is making us look weak and pathetic

ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby ToughGong » Sun Mar 21, 2010 2:52 pm

hargaysaay how come you're always double posting man

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Sun Mar 21, 2010 2:54 pm

niyaw Iam on weed qasiidooyinkii sheekh isxaaqna waan dhagaysanaya markaa waxba ma arkaba Iam high and high

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Sun Mar 21, 2010 2:56 pm

cabdi raxmaan tuur was up for some thing ku lahaa :D lol the man god bless him was just flowing the rules of snm
the last war of snm was berbera and when mujaahidiins where hiting the road the name somaliland was not in there minds walaahi sxb runtaa fiicane, somaliland waa dad jira amaankooda wey ilaashadeen hadii la ictiraafayo waan ku farxayaa laakiin inaar manala ictiraafayaa baa ka horeysa 19 sano uun baynu qaylinaynaa waxbana ma haynee, mida kale runtaa fiican gadabuursi is somaliweyn warsangali and dhlbahante are somaliweyn, waayahee hal reer oo isaaq la yidhaa oo ada ilmaadeerii dawlad ma noqon karaan jawaabtu waa maya, sheekadan ah waa nala gumaadayna in aynu joojino weeyaan waayo that is making us look weak and pathetic
sxb anigu kumaan odhan wala ii gumaaday aniga wax dillay anigu waan ka adkaday faqashti dhulkey waan ka xoreystey , suaal baan ku weydinaya snmtu haday diidanayaan gooni isutaga somaliland maxay ugu dhawaaqeen gooni isutaga somaliland why did they do that if they were against it ileen dalka iyaga gacanta ku hayey , snm gooni isutaaga somaliland iyo qarranimadeedu wa muqadis ama hala na ictraafo ama yana lana ictraafin wax ay naga la maqantay anigu uma baahni inu gaal yar igu yidhaho waad jirta waan ogahay inan jiro sxb
Mujaheedinta snm wey qabteen waxay rabbeen dalki wa xoreyeen dawladi iyo shacabka somaliland na wey ku so celiyeen mashallah somaliland :sland: :up:
suaal ugu danbeynti abdiraxmaan tuur ma wuxu qaldana marku xammar tagayey mise marku somaliland ku dhawaaqaye 1991 ileen wey kala horeyeen eh ?

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby ToughGong » Sun Mar 21, 2010 2:58 pm

niyaw Iam on weed qasiidooyinkii sheekh isxaaqna waan dhagaysanaya markaa waxba ma arkaba Iam high and high
:lol: :lol: :lol:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Sun Mar 21, 2010 3:06 pm

snm waxa ku qasbay gooni isu taaga niman la yidhaa koofiyad baclayaal aka guurti oo ka faaidaystay caadifadii shacabka hadii xataa somaliland lagu dhawaaqay snm waxay mar walba aaminsanayd in somali aan laga tagin,

emperor somaliland haa waa inay lacagteeda maamulkeeda waxaasoo dhan ilaashataa waana waxyaalaha burburka somalia haysta kaga badbaadnay laakiin in aynu isku wareerino ictiraaf aynaan helayn waa laga fiicanyahay.

suaashaad i weydiisay hadaan kaaga jawaabo cabdiraxmaan tuur alle ha u naxariistee labada goorba wuu saxsanaa
markii uu somaliland gooyay shirkii burco wuu saxsanaa waayo shacabkiisa ayuu ka badbaadinayay burburka somalia
markii uu xamar tagayayna wuu saxsanaa waayo wuxuu arkay in after shirkii boorama ujeedooyinkii iyo himiladii snm meesha ka baxday ,

waar cigaal soo muu ahayn madaxweynaeenii ilaahay baa igu og walaahi wuxuu ahaa soomaaliweyn emperor bilaash kuuguma dhaaranayee ninkaasi soomaliweyn buu ahaa sababtuna waxa weeyaan waxa nin walba oo far sighted ah ama iidheer garadii garanayaa in somaliland aanay marnaba ictiraaf la siinayn

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Sun Mar 21, 2010 3:13 pm

Guurtiiga snm ayaa Ku qasbay ayaad na tiri guurtiida snm iyo Snm ma kala duwana Wa labba shay oo wadda socday Shacabka Somaliland ayaa rabbay Dawladnimadoodii ay lumiyeen lixdanki inay so ceshadaan maha inay nu ka go onay waligeen ba dawlad baynu ahayn, sxb anigu ictraafkan adiga ba ka hadlaya anigu muhimada kobaad eeh somaliland leedahay wa inay dhaqaalo abuurto isku filnaashadeeda muujiso iyo inay dimuqradiyada ka shaqeyso muhimadu wa taas, dastuurka guurtida snm waxa ku qorna in labba snm tu ay dalka hayso marka danbe na Dalka dadka loo dhibo shirki boorame na taasu uun ba dhacday , Abdiraxmaan tuur muxu xamar ka hellay marku tagay wa waxba madaxweyne kuxigeen war waxaasi wa siyasad khariban weye :down:
Ooh ina cigaal muxu somaliweyn ku noqday lolz sookii sharciga somalilan dastuurkeeda ku qoray gooni isutaaga somaliland wa shay muqadis wa ninki lacagta qarranka sameeye astaanka dalka degmooyinka gobolada Ciidanka qarranka Ka booliska War ninkaasi nin qarran buu aha qalladkisi lixdanki uu reer somaliland xammar ula orday ayuu saxay 9 sannoh eeh uu madaxweynaha aha ilahay ha uu naxaristo Abihi Somaliland maxammad xaji iebrahien cigaal

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 9:17 am

horta bilaa ictiraaf maxaad tahay hargeysa waa qurux badantahay :D hargeysa maashaalaah :D somaliland waa tagtay :D horta ma ogtahay xaalka dal;ku ku suganyahay walaahi busaarad baa dadkii kow kaga siisay, mida kale inagaa u baahan somalia iyadu waxba inoogama baahna inagaa khudradeeda iyo amuuraheeda u baahan adigu hadaad godo waxaad kala tagayso ee faaiido lehi waa maxay dhul qaraxaad meesha ku haysaaye.

waar all in all somalia isaaq baa xukumi doona isaaq uun baana isu keeni kara, hadii caadifad yaroo isaaqnimo ahi ku yara hayso somaliland kumaad waalateen ee ujeedo taa ka weyn baad lahaan lahayd. Doorashana haday dhacdo waa mucjiso walaahi, hadii xataa somaliland qabiilada ku nool ay somalilandnimo daacad ka tahay way fiicnaan lahayd.
gadabuursi..waa somaaaliweyn
warsangali..waa somaliweyn
dhulbahante..waa somaliweyn
xataa runta marka laga hadlayo isaaq dhexdiisa Garxajis waa somaali weyn
markaa somaliland maxaa kasoo hadhayba xataa habar jeclo dan kama leh somaliland
HA Arab iyo Ayuub uun baa somalilandnimadu dhab ka tahay

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 9:31 am

Horta ma ogtahay waxay aqoonsigu so kordhineyso waxay so kordhinaysa inu daahir rayaale kahin bankiga dunida tagg lacag so amahaado lacagta jeebkisa ku shubto marka danbe na inagu deyn aynu yeelano , imika dadku nololmaalimeedkoodi way la so baxayan ma waxaad is leedahay hada lugu aqoonsado waxad ku noolanaysa jannoh oo mallabki ba so durduraya caqli xuma wuxu , Dadka dalkooda dhisa dadka gaaladu waxba ma dhisan dadka dhulka iyo dalka leh aya dalkooda wax ka dhiga Dadkeenu na wa dad aad u ugu nugul sida wax lo so saaro dalkooda, Inagu somaliya maxaynu uga baahanahay for god sake Iidoorku mooska iyo khudrada walanweyntu cunnan shubban ba ku dhaca maxay kala maqanyihin oo aan ahayn niiko iyo futto la war wareejiyo iyo isbaaro iyo irhaabi iyo wixi ilahay nacay oo dhan war waxasi wa wuxuuush weye wax wax lugu darsada maha lixdanki qallad bay ahayd somaliland na mar danbe qalladka gali meyso anigu Cuntadooda kama hello siiday u hadlaan kama helo calankooda kama hello dadkooda iyo dhaqankooda kama helo inta ba anigu uma bogiin

isaaq wax alalee wax ay xukumayaan ba iska yar, Somalilandtooda ayey xukumayaan Somaliya dad ba leh dadkoodaasi ha xukuntaan iyo wabiyaashodi waxad nugu tiri somaliland kheyraad maleh somaliland badrool bey leedahay gass bay leedahay beerey leedahay badda cass iyo indian oceankay leedahay walo dalxiis tagii kara inta ba wey leedahay

sxb beenta jooji reer sheikh isxaaq oo Dir woqoyi rabta ma jirto garxajis wa somaliland habarjeclo wa somaliland habarawal wa somaliland arab wa somaliland durriyada oo idil wa somaliland beenta iyo xumaanta jooji. qurjilaha iyo wasakhgaligu awal ba minority bey ahayeen ma wax bay kugu so kordhin karran Gudubuurka na dee somaliland waxay yidhaheen aqbaltum marka halkee ku bugta somaliland hormarkay gaadho dawlad wacan uun bey uu bahantahay laakin it did great :clap: :clap:

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby Mr_Alfaas » Mon Mar 22, 2010 9:34 am

ehehehehehehe,Horta mesha dood wanagsan aya ka socota ,sidaa inoogu wada.

Fikrad ahaan hadan ka dhiibto niyow hargaysaay Horta laba shay kala saar sxb ma somalia ayad ledahay aynu la qaybsano wax mise somaliweyn....labadaasi yaanay isaga kaa khaldamin inader.
mida xigta,cabdiraxman tuur Alle yarxam borama wuu jogay somaha shirki ka dhacayey marku xilki waayey ayu somaliya u carar oo VP ayaa la siiyey wax kale lama siinin.
ta sadexaad ictiraafka ahadan ka hadlo sxb china ba imisa sano ayey UN ka daba socotey in lagu daro....ragii u doodi jirey china ina cigaal ba ka mid ah Allah yarxam.Niyow arinta ictiraafka waxan raacsanahay EMPR oo runti waxa weyi niyow qofki wax isku qabta ayaa wax qabsada hadad adigu wax isku qaban waydo cid wax kuu qabanaysa ma jirto...waar inta yar ee canshuurta hadi si hagaagsan wax loo manage kareeyo walahi somaliyaad sheegtee mid intaa le eg maraykan baynaan u baahneyn .Ilaahay umba aynu u baahan nahay.

Hargaysaay...sxb khudrada dhulkeena ka soo baxdo ayaa ku filan somaliland iyo bariga afrika oodhan,its all about management maamulka inaga xun thats the problem. :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 9:42 am

Bal somaliland oo calankeedu unitednationkska ka taganyahay Halkey gaadhi lahayeen war dunida oo dhan bay dhaafi lahayd

[youtube]Ah7qB98ATGE&feature=channel[/youtube]

[youtube]1aNFZ-YfL_4&feature=channel[/youtube]

[youtube]5Kp1U7EQ0nU&feature=channel[/youtube]

[youtube]LzwuoRjKZGg&feature=related[/youtube]

[youtube]FpSn4BPamn0&feature=related[/youtube]
Wa hormarkay somaliland gaadhay laakin sxb hadaad adigu rabtiid walanweyn iyo warra warood iyo wasaashi. dee u tag xammar iyo meelahaas anaga nagala tag

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 9:53 am

Anigu maalinti ugu horeysey an kan Hargeyse wareystey ayaan oga inu kii buuba ka dhex hadlayo :lol: oo waxba ka so dhex guuxayaa, marku yidhi walanweyn iyo warawarood ayaan cambuulada iyo muufada inan la cunno.

Gabaygan dhegeyso Aaan tiriyey anigu

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 10:51 am

horta waxaan u malaynayaa in aad ila aaminteen in wax ictiraaf layidhaa inoo soo socon waa kow

ta labaad anigu inta somalia rabshadahan ka socdaan in wax inaga galaan ma rabo waa in aynu intaa calankeena dawladeena xuduudeena ilaashano, laakiin maalinta waxaasi istaagaan ilaahow 100 sano kadib ha ahaato waxaan aaminsanahay in dawlad isaaq madax ka yahay somalia ka aasaasanto. dadka aad leedahay ma minority adeer dawladii siyaad bare isaaqba minority buu ahaa aakhirkiina wixii hadh cad wasay isaaq buu ahaa marka qofka bani aadamku hadaanu ku ogolayn qasbi maysid.
waryaa puntland oo intay doonto inaga liidata ayaa shirkadaha shiidaalka soo saara dalkeeda keentay waar ma puntland baynu ka liidana, waxaasina wax kale maahee waa is xidh xidhka aynu dadka kale iska xidh xidhayno, somaliland waa film ay umada u matalayaan hadhaagii faqashta madaxda somaliland ma rabto in somali mar dambe isu timaado waayo dambiyadii ay galeen ayaa ku soo baxayaa waar RIYAALE oo ah ninkii 500 QOF berbera ku xasuuqay ayaa dalka madaxweyne ka ah miyaanad intaa ku quusan, EMPEROR adiga somaliland nimadaadu waa xafladaha 18 may oo add ka dhex niikisid ee iska fadhi huuno.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests