Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby Mr_Alfaas » Mon Mar 22, 2010 11:00 am

horta waxaan u malaynayaa in aad ila aaminteen in wax ictiraaf layidhaa inoo soo socon waa kow

ta labaad anigu inta somalia rabshadahan ka socdaan in wax inaga galaan ma rabo waa in aynu intaa calankeena dawladeena xuduudeena ilaashano, laakiin maalinta waxaasi istaagaan ilaahow 100 sano kadib ha ahaato waxaan aaminsanahay in dawlad isaaq madax ka yahay somalia ka aasaasanto. dadka aad leedahay ma minority adeer dawladii siyaad bare isaaqba minority buu ahaa aakhirkiina wixii hadh cad wasay isaaq buu ahaa marka qofka bani aadamku hadaanu ku ogolayn qasbi maysid.
waryaa puntland oo intay doonto inaga liidata ayaa shirkadaha shiidaalka soo saara dalkeeda keentay waar ma puntland baynu ka liidana, waxaasina wax kale maahee waa is xidh xidhka aynu dadka kale iska xidh xidhayno, somaliland waa film ay umada u matalayaan hadhaagii faqashta madaxda somaliland ma rabto in somali mar dambe isu timaado waayo dambiyadii ay galeen ayaa ku soo baxayaa waar RIYAALE oo ah ninkii 500 QOF berbera ku xasuuqay ayaa dalka madaxweyne ka ah miyaanad intaa ku quusan, EMPEROR adiga somaliland nimadaadu waa xafladaha 18 may oo add ka dhex niikisid ee iska fadhi huuno.
.

:lol: :lol: :lol: :lol: .Afkaaga caano geel lagu qabay....waar mar dhaweyd ayu 18 may hadal hayeee.. :lol: :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:07 am

horta waxaan u malaynayaa in aad ila aaminteen in wax ictiraaf layidhaa inoo soo socon waa kow

ta labaad anigu inta somalia rabshadahan ka socdaan in wax inaga galaan ma rabo waa in aynu intaa calankeena dawladeena xuduudeena ilaashano, laakiin maalinta waxaasi istaagaan ilaahow 100 sano kadib ha ahaato waxaan aaminsanahay in dawlad isaaq madax ka yahay somalia ka aasaasanto. dadka aad leedahay ma minority adeer dawladii siyaad bare isaaqba minority buu ahaa aakhirkiina wixii hadh cad wasay isaaq buu ahaa marka qofka bani aadamku hadaanu ku ogolayn qasbi maysid.
waryaa puntland oo intay doonto inaga liidata ayaa shirkadaha shiidaalka soo saara dalkeeda keentay waar ma puntland baynu ka liidana, waxaasina wax kale maahee waa is xidh xidhka aynu dadka kale iska xidh xidhayno, somaliland waa film ay umada u matalayaan hadhaagii faqashta madaxda somaliland ma rabto in somali mar dambe isu timaado waayo dambiyadii ay galeen ayaa ku soo baxayaa waar RIYAALE oo ah ninkii 500 QOF berbera ku xasuuqay ayaa dalka madaxweyne ka ah miyaanad intaa ku quusan, EMPEROR adiga somaliland nimadaadu waa xafladaha 18 may oo add ka dhex niikisid ee iska fadhi huuno.
sxb horta Shacabka somaliland iyo dalka somaliland iyo qaranimada Somaliland loo dabba fadhiisan mayo urur ama umada kalle Ictraafkan lugu sheegeyo ee aad maskaxdadu kula cuslaatay eeh aad leedihin wa lugu janna tagaya wa dhawr safaraadood oo ku yimada iyo qaar aad diibada uu dirtiid iyo inad dibadaha so war wareegitiid oo aad barididi gaalada. wa inta
Calaamka uun ba ino furmi laha laakin inta kalle wa inaynu inagu wax qabsana waad arkaysa somalia wala ictraafsanyahay laakin dee bal adba wax ka dhig wakas eh :lol: sabbab dad malaha ummad malaha qawm jira maha

Marka anigu waxan leeyahay dadkeenu iyaga isku fiiilan wax soos aarkooda noloshooda qimahay ku nooliyihin inta ba way isku filanyihin
Waxad tiri dawladi siyaad bare minority beynu ka ahayn kamaynu ahayn mar kasta 2 nin oo isaaq ah ayaa ku jiray golaha sareh eeh kacaanka wasaaradaha ugu tunta roon ayeynu qadan jirnay laakin markay qabyaalad iyo qudhun bilaabeen iyo xaqdarro ayanu dawladii ridnay
Anigu waxan ku leeyahay haday cadceedi haday galbeedka ka so baxdo Adeer Somaliland iyo calankeedu wa jiiraya ,
sxb hadaad daahir rayaale diidantihid dee inadeer waxad tageerta silanyo iyo ina bixii iyo ina kahin mujaheedinta tageer choice baad leedahay inad ciid ama xisbi kala tagertiid hadaad ina riyaale diidantahay , mida labaad somaliland wa dalkaygii wa dhulkaygii wa ummadaydii wa shacabkaygii wa dhiigeygii wa halki la igu aasii doono

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 11:09 am

dee inaar aflaas ninkan wadaniyada ku jirtaa waa sanad walba oo 18 may dhacayso gabadh bay is bartaan baan i idhi markaa somalilandnimadiisu waa intaa yarka

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:12 am

Waxan ka ilaway waliba waxad tiri puntland waxay la gashay contract shirkado badroolka la so saaro waxasi wa been shirkada waxa la yidha range resources ka baadh wa shirkad bug ah oo dadka dhacda :lol: shirkadasey heshish la gelleen waxba ka faiidi mayaan 70% shirkada qaadanaysa 30% na puntland ma fahantay aad ba loo dhacay yana huba inay uso saarayan wa shirkad bug ah Somaliland waxba lama gasho waliga danta iyo kheyraadka somaliland ciid ma laha somaliland is not for sell sxb

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 11:17 am

adeer daahir waa nin faqasha waxa fiicnaan lahayd in uu mujahid cabdi raxmaan aw cali dalka madaxweyne ka noqdop hadii nin beesha samaroonii dalka madaxweyne ka noqonayo.

waayahay hadii aynaan ictiraaf helin somalida kalena wax la qabsan walaahi inaad gaajo u dhiman inagu dibad baynu joognaa oo internet iyo aduunyaanu haysanaa laakiin dalkeenii busaarad ba ka jirta waxaasina waa albaabadaa aynu iska soo wada xidhnay,

waar malaayiin dolar ayaa somalia la siiyaa puntland inteeda wey qaadata, adiguna waxaad tidhaahdaa maya maya somaliland baa nala yidhaa
anigu in somaliland xuduudeeda iyo dadkeedaba ilaashato waxba kama qabo laakiin yaanay dadka kale ee soomaaliyeed iska xidhin, hadii somali aad wax la qaybsatid nin wala weynii kuu iman maayo sidii waagii siyaad bare. mayorka governerska booliiska dalkaaga ka taliyaa intuba reer waqooyi bay noqonayaan
markaa waxa kaa maqnaan doonaa maxay noqonayaan hadaad doonto waxaad ku doodaysaa caasimaduna waqooyi ha ahaato, ilaah baan kugu dhaarshee maxaa ka fiican.

dee inaguba hadii shirkad aynu sheer la galno walaahi 25% of the profit baa inagu filnaan kara

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 11:19 am

the difference between us is Iam playing ches and you are playing dice ;)

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby Mr_Alfaas » Mon Mar 22, 2010 11:20 am

dee inaar aflaas ninkan wadaniyada ku jirtaa waa sanad walba oo 18 may dhacayso gabadh bay is bartaan baan i idhi markaa somalilandnimadiisu waa intaa yarka
:o :o

war niyow ninkan Empr horta sidan hore usheegay waa nin somalilandnimada aamin san aad baan u taageersanahay ee fahamka qaali ah....Isku meel ayaynu kubada u wadnaaaye bahasha inoo dajiya... :lol: .

Somaliya Iyo Somaliweyn waa kala laba....hala saxo labada waxay ku kala duwan yihiin.

Somaliland :up: :up:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 11:22 am

curadow bahasha inaad dhexdhexaad noo noqoto miyaanay ahayn ;) curadkii beeshaad tahay waa ku sidee

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:27 am

adeer daahir waa nin faqasha waxa fiicnaan lahayd in uu mujahid cabdi raxmaan aw cali dalka madaxweyne ka noqdop hadii nin beesha samaroonii dalka madaxweyne ka noqonayo.

waayahay hadii aynaan ictiraaf helin somalida kalena wax la qabsan walaahi inaad gaajo u dhiman inagu dibad baynu joognaa oo internet iyo aduunyaanu haysanaa laakiin dalkeenii busaarad ba ka jirta waxaasina waa albaabadaa aynu iska soo wada xidhnay,

waar malaayiin dolar ayaa somalia la siiyaa puntland inteeda wey qaadata, adiguna waxaad tidhaahdaa maya maya somaliland baa nala yidhaa
anigu in somaliland xuduudeeda iyo dadkeedaba ilaashato waxba kama qabo laakiin yaanay dadka kale ee soomaaliyeed iska xidhin, hadii somali aad wax la qaybsatid nin wala weynii kuu iman maayo sidii waagii siyaad bare. mayorka governerska booliiska dalkaaga ka taliyaa intuba reer waqooyi bay noqonayaan
markaa waxa kaa maqnaan doonaa maxay noqonayaan hadaad doonto waxaad ku doodaysaa caasimaduna waqooyi ha ahaato, ilaah baan kugu dhaarshee maxaa ka fiican.

dee inaguba hadii shirkad aynu sheer la galno walaahi 25% of the profit baa inagu filnaan kara
waliga hoos la isku ma dhigo kheyraadkaga qiimihu jooga aya lugu ibiya Loo ma Noqdo gaalada love hadad sida yeeshid wax walba walaga yeelaya

Daahir rayaale inadeer hadu faqash yahay iyo hadanu ahayn dadka reer somaliland waxa la yidhi faqash iyo faqash la aan dadki wala isi samaxay oo dadku wa simanyihin dastuur iyo sharci baynu leenahay , SNM hadaad la rabtiid inay wadanka xukumaan inadeer ilahay baan kugu dhaarshey Mudane Axmed maxammad Maxamuud silanyo tageer Xisbiga kulmiye Chairmanki snmta ugu mudda dheera tageer maxaad ku diidaysa daahir na waan diidayaa Silanyo na waan diidaya. Waxana rabba buuba oo dir woqoyi ah :lol: war ileen inaga wax aragnay, sxb anigu reer woqoyi la ima yidha Somalilander bala ii yidha Nin Somalia ka yimi calan naga dhexen meyso dawlad dhexe naga dhexeyn meyso dastuur naga dhexayn meyso ma fahantay taa mel kuqorro horta, Somalida aad leedahay wax la qeybso iyagi ba wax ba qeybsan la :lol: SXB somaliland wey isku filantahay 20 sannay jirtay way hormartay Nin walaan baad tahay mar waxaad leedahay xududeeheda somaliland ha ilashato marki na waxad ku xiigsiinaysa reer woqoyi beynu nahay :lol: walanida inadeer nationbulding wa sameysey dhaqaalo ku fiilan wey leedahay kheyraad wey leedahay ciid alaale ciid ay u bahantahay ma jirto 20 sannaynu jirnay maynu gaajo u dhimano , bal wuxu ku sheekeynayo eeg walanweynti iyo warrawaroodki aad jeclayd wa kuwan ku yimi ku so qaxay adiga,marka sxb iska joog wakuwan ku yimad kuwii aad jeclayd :lol:

[youtube]XL3lK5xXGbU&feature=channel[/youtube]
Last edited by The_Emperior5 on Mon Mar 22, 2010 11:32 am, edited 1 time in total.

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby Mr_Alfaas » Mon Mar 22, 2010 11:29 am

curadow bahasha inaad dhexdhexaad noo noqoto miyaanay ahayn ;) curadkii beeshaad tahay waa ku sidee

ehehehehhe...inader wa dhab dhex ayaan ahay.....oo de labadinu wa aad ii siman tihin o curadkinan ahay.....
Niyow waxa weeyi ma somaliya ayad ledahay aynu la qaybsano wax mise somaliweyn.

niyow horta hore wa anigi u sheegay wax weyi inagaa isku filan dadkan kale waxay nagala maqan yihin balayo iyo dhibaato....mida kale hargaysaay horta adiga inader siwacan bad u hadasho waxad leedahay war aynu wax soo dhacsano...inader hadii wax lasoo dhacsan laha Puntland aya wax soo dhacsan laheyd...mesha walee iyo bille wax laguma hayo...lacagti ay so qataanna shariif ka ayaa qaata iyo labada ka hoseeya .....ma soo dhaafto....

Beeraha koonfurna inader walahi been kusheegi maaye intu isaaq ku leeyahay darood isku gee ma kulaha.....walee beeraha uu awoowgay ka tagay hadad aragto wad yaabaysa....mesha hadaynu nahay Isaaaq xoolo badan ayaa inaga yaaala....runti...

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby Mr_Alfaas » Mon Mar 22, 2010 11:33 am

hargaysaay....inader anigu fikrad ahaan ma qabo in somaliya wax inaga yaalaan....lakin hadii aynu somaliweyn oo dhani isku yimaadan oo sooomali waxa ku hadlo dhani isku timaado ineynu ka jeedsano maaha dadka aynu la qaybsano oo somaliland ahan ayeynu ku galayna...1/5 ayeynu qaadanayna...taasa macquul ah lakin somaliyadan konfur niyo wasiirada ugu hooseysay kusiinayaan dirta waqooyi ayey inoo yaqaanan .

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:35 am

curadow bahasha inaad dhexdhexaad noo noqoto miyaanay ahayn ;) curadkii beeshaad tahay waa ku sidee

ehehehehhe...inader wa dhab dhex ayaan ahay.....oo de labadinu wa aad ii siman tihin o curadkinan ahay.....
Niyow waxa weeyi ma somaliya ayad ledahay aynu la qaybsano wax mise somaliweyn.

niyow horta hore wa anigi u sheegay wax weyi inagaa isku filan dadkan kale waxay nagala maqan yihin balayo iyo dhibaato....mida kale hargaysaay horta adiga inader siwacan bad u hadasho waxad leedahay war aynu wax soo dhacsano...inader hadii wax lasoo dhacsan laha Puntland aya wax soo dhacsan laheyd...mesha walee iyo bille wax laguma hayo...lacagti ay so qataanna shariif ka ayaa qaata iyo labada ka hoseeya .....ma soo dhaafto....

Beeraha koonfurna inader walahi been kusheegi maaye intu isaaq ku leeyahay darood isku gee ma kulaha.....walee beeraha uu awoowgay ka tagay hadad aragto wad yaabaysa....mesha hadaynu nahay Isaaaq xoolo badan ayaa inaga yaaala....runti...
Dee xoollo haday ka yaalan waxad samaysa sida ogadenka intay dhagaxbuur ka tageen aya beerihi jubooyinka xoog ku qabsadeen inta is ababuushid dhulkaaga so dhacso deee laakin wax somaliland khuseeysa maha wa arin somaliya khuseysa laakin hadaad rabtiid waad ka dabba tegii karta, Anig garan wayey waxan kalle eeh aad leedihin ala so dhacsado ma villa somaliyadan awdma tay eeh gubbatay Mise Alshabaab baad u socottaan gacmaha ha idinka gurran mise waxad rabtiin xisbal xasuuq oo kurka idinka jarta :lol:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:38 am

hargaysaay....inader anigu fikrad ahaan ma qabo in somaliya wax inaga yaalaan....lakin hadii aynu somaliweyn oo dhani isku yimaadan oo sooomali waxa ku hadlo dhani isku timaado ineynu ka jeedsano maaha dadka aynu la qaybsano oo somaliland ahan ayeynu ku galayna...1/5 ayeynu qaadanayna...taasa macquul ah lakin somaliyadan konfur niyo wasiirada ugu hooseysay kusiinayaan dirta waqooyi ayey inoo yaqaanan .
Anigu hadaan ciid wax ku darsan laha Ismacil cumar geellan wax ku darsan laha Nin dabkisu baxayo ayaa dab lugu qabsada. Laakin bakhtiyey siideen wax ula qeybsana
kan hargeyse wa iska dawdar fallan buuba ba ka dhex hadlaya oo aha wasirki taclinta Cad midgaan ba la siiyey bal yuu wax u dhigayey kaasii Xammar meyd ba yaala ma meyd ba wax loo dhigi jiray only iidoor ba jaggada nocaas ah qaatta :lol: :down: isago aan abihi na ku abtirsan , War wa wuxuush weye wax wax lugu darsan kara maha dadkaasi anigu djibouti baan wax ku darsan laha hadan ciid wax ku darsanayo
Laakin Somaliland iyo Djibouti wa labba mataanood oo walaalo ah :sland: :dj: :up:

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby hargaysaay » Mon Mar 22, 2010 11:40 am

markaan ku leeyahay xuduudeena aynu ilaashano waxaan ka wadaa yaanu dhibaatadaa koonfur ka jirtaa ina soo gaadhin.
markaan aan ku leeyahay waqooyi dee somalia oo dhan min raaskaambooni ilaa lawyo cado oo inagu madax ka nahay magaalo waqooyiga ku taalana caasimda tahay maxaa ka fiican.
hadaanad reer koonfureedka shakhsiyadooda aanad jeclayn iyo muuqaalkooda iyo dhaqankooda amba waan kugu raacsanahay oo ma jecli laakiin hadii layidhaa somali weyn kama dhigna inaad dadkaas arkaysid nin walba gobolkiisa isagaa maamulka booliska wax walba ka noqonaya. wax walba danta guud ka eeg UK eeg oo EU eeg oo USA eeg dhamantood waa gobolo laysu keenay waxa ka dhexeeyaa waa danta guud ninka mareykanka waqooyi ninka maraykanka koonfur ma jecla laakiin danta guud bay isugu yimaadaan.

let me tell you my vision and that is when all these problems in somalia stop.
in qolo walba gobolkeeda maamul hoose u samayso isaaq goboladiisa maamu u sameeyo samaroon lamid harti mareexaan hawiye raxanweyn. maamulaas oo dhami lahaadaan hal maamul oo guud oo ay wada hoos yimaadaan maamulkaa oo xaruntiisu tahay waqooyi.
maamulkaa guud maamulada hoose domestic affairskooda ma fara gelin karo laakiin siyaasada guud ee arimaha dibada isagaa haynaya.
how is that :mrgreen:

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ibnu-Halals pls refrain from using foul language

Postby The_Emperior5 » Mon Mar 22, 2010 11:49 am

markaan ku leeyahay xuduudeena aynu ilaashano waxaan ka wadaa yaanu dhibaatadaa koonfur ka jirtaa ina soo gaadhin.
markaan aan ku leeyahay waqooyi dee somalia oo dhan min raaskaambooni ilaa lawyo cado oo inagu madax ka nahay magaalo waqooyiga ku taalana caasimda tahay maxaa ka fiican.
hadaanad reer koonfureedka shakhsiyadooda aanad jeclayn iyo muuqaalkooda iyo dhaqankooda amba waan kugu raacsanahay oo ma jecli laakiin hadii layidhaa somali weyn kama dhigna inaad dadkaas arkaysid nin walba gobolkiisa isagaa maamulka booliska wax walba ka noqonaya. wax walba danta guud ka eeg UK eeg oo EU eeg oo USA eeg dhamantood waa gobolo laysu keenay waxa ka dhexeeyaa waa danta guud ninka mareykanka waqooyi ninka maraykanka koonfur ma jecla laakiin danta guud bay isugu yimaadaan.

let me tell you my vision and that is when all these problems in somalia stop.
in qolo walba gobolkeeda maamul hoose u samayso isaaq goboladiisa maamu u sameeyo samaroon lamid harti mareexaan hawiye raxanweyn. maamulaas oo dhami lahaadaan hal maamul oo guud oo ay wada hoos yimaadaan maamulkaa oo xaruntiisu tahay waqooyi.
maamulkaa guud maamulada hoose domestic affairskooda ma fara gelin karo laakiin siyaasada guud ee arimaha dibada isagaa haynaya.
how is that :mrgreen:

Wax raaskambooni ila raascaseer la yidha sxb ma jirto Raaskambooni ma taqana halkay ku taalo wa xuduuda kenya Raas caseer wa xafun wa bari dusheeda inagu shaqo kuma lihin waad iska maqashay uuun Raaskambooni ila raas caseer laakin inagu shaqo kuma lihin walanweynta iyo warrawaroodka aya waxa iska leh, SXB somalia federal kama dhacayso sabbab ii dhe somalia qabil ba wax lugu qeybsaday not gobolo iyo dhul marka wa labba shay u is burinaya federal strucuture ma jirto federalku waxay dhacda oo qudh ah markay dad kala af ah kala dhaqan kala diin ah Sida Ethiopia aya federal lugu dhaqa.
Oke waxad tiri oo kale usa iyo europian union ba jira african union iyo ururada nocaas taasi wa the bigger whole somalia wa ka qeyb gali karta igad ama jamacata al carab ama african union Somaliland siido kale Djibouti siido kale, wa the bigger whole weye taasi
sxb anigu waxan ku yidhi central goverment la qeybsan mayo halkeed wax ka marran dastuurka somaliland horta ma akhriday inay Somaliland jirtaankeedu muqadis yahay inay ay xududeehedu yihin from lawya cade ila yoocade in shacabka somaliland calankoodu :sland: kan yahay , Dadkan aad leedahay aynu wax la qeybsanayno maxay hayan ball ii sheeg suaasha iga jawaab dadkasi sxb ma taqanid wa very destructive adiga waxay ka shaqeynayan siiday ku burburin lahayeen maha dad wax dhisa koonfuriansku wa dad wax burburiya wa anarchist walana ma qof ba qof wax burburiya wax la qeybsada. sxb its like this boqol dollar baan haysta miid walanweyn uu uus madoow aya ku imanay wuxu ku odhanay aynu wax wada qeybsano 5 dollar bu ku dhibaya 105 dollarkas ayuu ku odhanaya inoo kale qeybi 50 50 wa caqli xumadda. :lol: Sxb wax aan ku sheego dan guud inaga ma dhexen karto nin caasimadisii ebber ka dhigay ma kasey dan guudi idinka dhexeyn karta ileen dadku wax bay isku so kordhiyaan qofku marku wax kugu so kordhinayo aya wax lala qabsada ismacil cumar geele ayaa somali ah aniga kasa ii xiga kaasa wax so saraya wax dhisaya ka maxaad ku diiday intan kan uuska madow aad dabba ordeysid :lol: Inaga sxb dhulkeena waxa la yidha lawya cade ila iyo yoocade.Maha raskambooni ila raascaseer wa somaliya taasi from xafuun ila koonfur hoosteeda xuduuda kenya, inagu na wa yoocade ila lawya cade yoocade wa 5 km bay garowe u u jirta lawyacade na wa xuduuda Djibouti :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests