waar cirkaan maryaa baan idin idhi anigu qaadka ma cuno laakiin caawa cirkaan marayaa qasiidoonyinka quruxda badan ee reer jabuutigu qaadaana waan dhagaysanayaa, mar heesihii ina mooge ee antida ahaa baan dhagaysanayaa, mar kuwii khadra daahir axmed cigaal ugu calaacalaysaan dhagaysanayaa, mar sahra axmed iyo samatar baan dhagaysanayaa, walaahi cirkaan marayaa. odaygii daauud ismaaciilna xalaan riyo ku arkay beryahan rooxaan baa ila shaqaynaysa