Page 1 of 2

Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 11:19 am
by The_Emperior5
Arayda reer Somaliland ee wax ka barata Jaamacadaha Hindiya oo markii u horeysay loo ogolaaday in tartamada kubada cagta ay kaga qaybqaataan magaca Somaliland

waxa sanadkiibkiiba hal mar loo qabtaa ardayda wax ka barata jamacadaha ku yaala dalka india kubada cagta(football tournament) ardaydaa oo ka kooban dalal kala duwan(Sawiro)

waxa sanadkiibkiiba hal mar loo qabtaa ardayda wax ka barata jamacadaha ku yaala dalka india kubada cagta(football tournament) ardaydaa oo ka kooban dalal kala duwan sida dalalka ay kamid

Image

yihiin ,,,,,,sudan,,,tansaniya

Image

Kenya,,itoobiya,,,,,jabuuti,,,,iran,,,,yeman,,,,afganistan,,,,,maldiv,,,,somaliya ,,,,,sidaa daraadeed waxa dhalin yarada ka soo jeeda dalka jamuuriyada Somaliland had iyo jeer dhibaato ku ahaan jirtay inay ka qayb galaan ciyaar sanadeeda loo qabto ardayda ka kala timid dalalka kala duwan ayaa waxa u rumoobay sanadkan 2010 ardayda reer Somaliland himiladoodii ay doonayeen inay mar uun kubad ciyaareedka ay kaga qayb galaan iyagoo hagoogan magaca dalkooda jamuuriyada Somaliland taasna way kaga dhabeeyeen.

Image

Image

Image

Waxaana noo ogolaaday jamacadaha ka jira dalka india iyagoo fahmayna qadiyada Somaliland iyo nabada ay haystaan jamuriyada Somaliland waxaanay kaga qayb galeen ciyaartii kubada magaca jamuuriyada Somaliland iyagoo ku labisan dress u gaara calakan Somaliland oo ay ugu tala galeen inay ku qaadan magaca dalkooda waxaanay ka gaadheen heer ay yimaadan final waxaana dalalkii ka soo qayb galay ciyaarihii kubada lagu qabtay india ay dalal badan ogaadeen inay dalka Somaliland yahay meel xasiloon oo dawladi ka jirto xaga koonfurta somaliya ay kaga duwan tahay dagaalana ka socdaan

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 11:38 am
by Mr_Alfaas
ehehehehe mabroook to the somaliland students in India..here hadaanu nahay reer pakistan magaca somaliland ayaanu ku ciyaarna oo kaga qayb galnaa tartamada 3 sano o isku xigtana annaga ayaa qaadney koobka ciyaaraha 3 CUps ay somalilandta qaaday ayaa qolkeyga yaala
:sland: :sland: :up: :up:

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 11:50 am
by The_Emperior5
ehehehehe mabroook to the somaliland students in India..here hadaanu nahay reer pakistan magaca somaliland ayaanu ku ciyaarna oo kaga qayb galnaa tartamada 3 sano o isku xigtana annaga ayaa qaadney koobka ciyaaraha 3 CUps ay somalilandta qaaday ayaa qolkeyga yaala
:sland: :sland: :up: :up:
:lol: :lol: :up: Ma pakistan baad joogta sxb

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 11:51 am

haa inader.

:sland: :up:

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:09 pm
by salafi_student
Useless and hungry...

Why do they have to wave a kitchen curtain at a football match.?

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:15 pm
by Mr_Alfaas
Useless and hungry...

Why do they have to wave a kitchen curtain at a football match.?
Ma Maskaxdaad ka bugtaa....... :lol: .....calanka Qaranka Somaliland iyo kicken maxaa iska galay...waar ileyn inagaa wax aragnay. :lol:

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:16 pm
by The_Emperior5
Useless and hungry...

Why do they have to wave a kitchen curtain at a football match.?
Ma Maskaxdaad ka bugtaa....... :lol: .....calanka Qaranka Somaliland iyo kicken maxaa iska galay...waar ileyn inagaa wax aragnay. :lol:
Ninkaas Mr alfas wa nin salafi saqajaan la yidha wa nin Somaliland aad u neceb xata mar mar ayada quraanu us dalilsada :lol: cuqdadu halkey ka gaadhay

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:18 pm
by salafi_student
^^^^

Ina adeer how are you ?

ok Bye!

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:18 pm
by ToughGong
Useless and hungry...

Why do they have to wave a kitchen curtain at a football match.?
Image

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:18 pm
by The_Emperior5
^^^^

Ina adeer how are you ?

ok Bye!

Gudafaad yahay gudafaadu dhashay aniga ha is salaamin :up:

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:19 pm
by aka-peace-
war the guy has the right to his opinion calanka xun ee calalka huduu diido ma dhabto baa jirtay

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:20 pm
by Dhaga Bacayl
O Omeesha boodh waynaa sowtaan moodaayay inay India green land tahay mise anigaanku ciyaari karin grass feild oo baahan waxoogaa dust ah.

Welldone boys :up:

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:20 pm
by The_Emperior5
war the guy has the right to his opinion calanka xun ee calalka huduu diido ma dhabto baa jirtay

calankayaga yaanu waxba ka sheegin anagu ma calankisa ayaanu wax ka sheegnay muslim bu sheeganay xata Taawxidka ilahay wa ku ixtraami wayey , Nacdashu nacdashu dhashay

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:24 pm
by aka-peace-
war the guy has the right to his opinion calanka xun ee calalka huduu diido ma dhabto baa jirtay

calankayaga yaanu waxba ka sheegin anagu ma calankisa ayaanu wax ka sheegnay muslim bu sheeganay xata Taawxidka ilahay wa ku ixtraami wayey , Nacdashu nacdashu dhashay
oo taawxiidka calalkii xun ee laku qoroba miyaad cabudii....sxb this flang only means something you to everyone else it is not that different from a curtain cloth.

Re: Somaliland students in India football tournament

Posted: Mon Mar 22, 2010 12:27 pm
by The_Emperior5
oo taawxiidka calalkii xun ee laku qoroba miyaad cabudii....sxb this flang only means something you to everyone else it is not that different from a curtain cloth.
Anigu tawxeedku meeshu ku qoranyahay ba waan ixtraama ileeen wa hadalki ilahay
sxb its the flag of 3.8 ,Milion people of somaliland so its deservs respect