fardo iyo caleeymu baa lagu gu soo dhaweyn. dameero iyo dhagax naa waa laga saarayaa meesha...Wooow, mesmerising weeye walee, tolow mid habar younis ah oo hawd ka yimi meeshaa ma lagu soo dhaweyn?
wlcyaa tahay inadeer
loool,, dameeraha iska haysta inadeeer, laakin i plan to visit ceerigaabo soon wallahi, i might go at the end of the year inshallah




