Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

suugaan waalan (cay)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8359
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

suugaan waalan (cay)

Postby hargaysaay » Sat Apr 03, 2010 3:22 am

sory guys this suugaan is bad but it made me laught to death in some points, man Gahayr was ass hole



Ma-Anaa

Cabdi Gahayr, (Idagale)

Gabaygan wuxu Cabdi ugu Jawaabayaa nin Ina Badhe-Tuug la odhan jiray oo Ciise-muuse ahaa. Ninkaasi wuxu gabay ugu soo hiiliyey Sacad-muuse oo Ciidagale ayuu ka hiiliyey (Gabayga ma hayo ee waan baadi doonayaa). Wuxu yidhi Cabdi Gahayr oo ninkaas iyo tolkiisba si aan wanaasanayn u caayayaa:

Hadday dayro qoyskaaga taal waa la qariyaaye
Qormadii ragiinii la dhigay way qudhmuuntahay
Qosol naaguhuu ugu kordhaa qaawinta habeene

Qadhiidh laguma soo helo wixii quufla kaa tegaye
Hays moodin reer Qaadunkaa qiimadaa koraye
aduunbaa qareen moodayee kuma qariibshaane

qabiiligu ha loolamo sidii laba quruumoode
qabno iyo laxaad lama gudnanid qaranka Daa´uude( ;) ;) ;) )
qaraamaad ma siiniyo martida quula loo dubaye

qunbe iyo wankiyo goolashaa lagu quraacshaa
waxa qiimigiini bedelay waa qadoodiga´e
qiyaamihi ifkuu idinku helay qiranna maysaane....(he is refering that qiyaama came to ciise muuse while they are in aduunyada :D :D :D )

maanaa qubuuraha siyalay idinku qaadhaanshay
qormadiina maana ka dhigay qoorriyada xeebta
hablihiina maana u qoray dhuxusha qaadaaya(he is dising ciise muuse girls :D )

qolqolkiina maana ku xidhay qaalinka candhoobay
maana arliga qaybiyey oo qoobad idin siiyey(he is abusing ciise muuse land :D :D )
idinkiyo qodaalkuba horaa qurux u weydeene
sidii eebahay kuu qadshaan kaaga qaanacaye

Gabaygan waxa ka jawaabay gabyaa aan u malaynayo Hurre Badhatuug. Jawaabta oo aan na soo wada gaadhin waxa ka mid ahayd;

Qabni adag haddaad leedahoo lagu qaboobaayo
Inantaadu niman qaadka cuna uma qabbaanteene(he is saying why your ciidagale girls always with niman qaadka cuna :D :D )
Maanaa hablaha qaybiyoo kaa qarribey taada(he is dising cidagale girls)
Qabuuraha waxaa gala kuwoo qaammudkood galaye
Malaa idinku kiinnii qudh-baxa waabad qalataane( :shock: :shock: dam he is saying you gauys cidagale may be you eat your dead ones :shock: )


guys there is nothing qabiil about this we know all above is ulshit but it just make me laugh to death walaahi :D :D

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15322
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: suugaan waalan (cay)

Postby ToughGong » Sat Apr 03, 2010 5:51 am

^
Waar delete that sh#t ninyaho

guryasame
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Nov 22, 2005 4:48 pm

Re: suugaan waalan (cay)

Postby guryasame » Sat Apr 03, 2010 3:48 pm

Cabdi Gahayr was pure talent :) ...ninkii jamac habiil unba reerka ka dhicin laha.

This must have been ther nomadic equivalent of Stand up Comedy..

Gahayr:

Maana arlada qaybiyo qoobad idinsiiyay.
Idinkiyo qodaalkuba hora qurux u waydeene
Sida eebahay idin qadshaan kaaga qaanacaye lol

Badhtuug:

Maana hablaha qaybiyo kaa kharibay taaada lol


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests