Qadar raashin ah oo kala dhiman ayay hay,adda cunada aduunka ee marka las oo gaabiyo loo yaqaano WFP ay soo gaadhsiisay magaalada laascaanood iyadoo ay cabasho wayn ka muujiyeen dadkii danyarta ahaa ee raashinkan loogu talagay oo aanu si toos ah u gaadhin, waxaana wararku intaas ku darayaan in raashinka ay dalada Toosa keenatay magaalada uu yahay raashin loogu talagalay ilaa 1000 qows balse aysan muuqan dadka danyarta ee la sheegay in la siinayo raashinkan gaadiidkii siday raashinkan oo mudo 4 cisho ah ku xanibnaa kaantaroolka galbeed ee magaalada ayaa galinkii danbe ee shalay loo fasaxay inay ku rogaan goobihii loogu talagalay iyadoo markiiba la qaybiyay.
Qadar raashin ah oo kala dhiman ayay hay,adda cunada aduunka ee marka las oo gaabiyo loo yaqaano WFP ay soo gaadhsiisay magaalada laascaanood iyadoo ay cabasho wayn ka muujiyeen dadkii danyarta ahaa ee raashinkan loogu talagay oo aanu si toos ah u gaadhin waxaana wararku intaas ku darayaan in raashinka ay dalada Toosa keenatay magaalada uu yahay raashin loogu talagalay ilaa 1000 qows balse aysan muuqan dadka danyarta ee la sheegay in la siinayo raashinkan gaadiidkii siday raashinkan oo mudo 4 cisho ah ku xanibnaa kaantaroolka galbeed ee magaalada ayaa galinkii danbe ee shalay loo fasaxay inay ku rogaan goobihii loogu talagalay iyadoo markiiba la qaybiyay.
Masuuliyiinta Dalada Toosa ayaa sheegay in raashinka ay iyagu wakiil ka yihiin balse aanay soo rarin lagalana xisaabtamayo Ha,adda wfp wixii dhiman raashinkaas.
[youtube]SjMmGp-lAEs&feature=player_embedded#[/youtube]



