Page 1 of 1
Waxan idin waydiyay
Posted: Wed Apr 14, 2010 9:22 pm
by SahanGalbeed
magacyadii green-ka e u tolka ka wada dhexeeyay sowtan dhowr nin oo is magacowday isku garteen ? ya ?
calamaatul faqashtii ba ina soo galaysa

Re: Waxan idin waydiyay
Posted: Thu Apr 15, 2010 12:09 am
by Rightwing
The green nicks came from different manufacturers. Some from Keyse and some from Suldaan emperior. Those from Keyse remain green but emperior reset the colours.
Cheers
RW
Re: Waxan idin waydiyay
Posted: Thu Apr 15, 2010 9:25 am
by Keyse_0208
as far as i know, only the Suldaans have coloured names, Emperior, siciid, Liqaye. sahan ma color baad rabtay abti.?? sowdigii yidhi anuu suldaan uma qalmo..
Re: Waxan idin waydiyay
Posted: Thu Apr 15, 2010 1:47 pm
by SahanGalbeed
Maya anigu speak truth to power weeye arrinteydu .I'm looking for a fight , I mean a good cause I could undertake
