Haa walaahi waxaan arkay waqtigii oo isku yaacay. Waxaan hada ka shaqaynayaa videogii Hargeisa...waa inaan dhawr qaybood ka dhigaa si' youtubku loo gelin karo. Sadex jeer ayuu iga diiday. Waa inaan max. 10 min. ka dhigaa.Rightwing, Gartay wa ruunta 2 weeks kugu ma filna to go to all the country waxa ficneed haadi ahanlaydh 1 month.




