Moderator: Moderators

Do u have any habarsiciid relatives?

Do u have any habarsiciid relatives?
HabarSiciid ?
Qolomay Yihiin Kuwaas ?
Do u have any habarsiciid relatives?
HabarSiciid ?
Qolomay Yihiin Kuwaas ?
reer sh isxaaq



sxb haa relatives ma nihin like dad badan oo aanu sxb aheyn ayaa ahaa qaar badan usa ayeyba jogaan ...suldanka guud iyo boqorkuba wa habar siciid inader.,Do u have any habarsiciid relatives?


Rightwing looool..sxb wa sidan let me explain it to u.WTF habar siciid

ma taqana nin la odhan jiray Axmed ayubi oo habar sicid ah carabaha ayu ka shaqeyn jiray his mother was cabdalle sacad and he was married to cabdalle sacad


Dr ayubi ayaan aqaaana abahay bay saaxiib ahayeen![]()
Axmed ayubiga wa oday habarsicid ah oo anu dhalnay oo anu gabadh siinay well known guy in hargeisa.
Nimanka ayubka eeh caanka ah oo dhan magacooda waxay raaciyan al ayubi


ehehehe Ma mid sadexaad bad keentey labadas unbaan ogaa ....an hore kuugusheegay...ma taqana restaurant hargeisa ay reer samatarku ku leeyihin called ayub its xera aur agteeda qollo reer samatar ah oo reer saudi arabiya aya furtay

ayuub resturantma taqana restaurant hargeisa ay reer samatarku ku leeyihin called ayub its xera aur agteeda qollo reer samatar ah oo reer saudi arabiya aya furtay

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests