Postby Siciid85 » Mon Apr 19, 2010 7:36 am
Liqaaye, the road is a road connecting the most eastern point of burco to the most western point of burco and connecting most of the xafaado fully, not just 1 market area.
"Wadooyinka oo ah laba wado oo Laami ah oo xidhiidhiya Laamiyada bariga iyo galbeedka Burco oo Maayarka Burco Maxamuud Axmed Xasan (Dhagolaab) soo dhoobay qalabkii lagu dhisi lahaa wadooyinkan ayay ugu talo galeen in ay bilaabaan Todobaadada soo socda sida ay Ramaasnews u xaqiijiyeen dad xog-ogaali. Laamiyadan Dawladda Hoose ee Burco ay doonayso in ay ka bilawdo magaalada ayaa noqonaya kuwii u horeeyay ee ay hirgeliso Labaatankii sano ee u dambeeyay. "