Moderator: Moderators
Most of the liquor stores owners in the Bay Area are from YemenCarabtu halkan kuwa masiixiyinta , intey ghetto-yada ka dhex furtaan meelaha khamriga lagu iibiyo ayay baastolado isku geliyaan , nin iyo naag ba . Wallahi khiyaali noocaas ah maan arag . Yacni waa la is tustusaya , sidu maddowgu ugu soo saqajaamin .Dhagaxdu na mid ay ku arkan baastoolad way ka meeraystaan oo wax ka naf jecel Ilaah ima tusin , miskiinka ayuun bay dhacaan kuwaasi . Wallahi oo bilaahi lacag culus bay ka qaadan iibka khamriga nimanka carabtu .
Oo yemen ma gaalo bay leeyihin ? mise waa muslimiin , yacni isku sheega
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests