Ninka la yidhahdo EOMM , inu idinka yahay ma xaqiijiseen ?
maxaad ka yeelaysan ?
Yar fiican weeye runti , berigi hore intaanu argagaxisada noqon , waa ina la kaftami jiray , oo abti abti daas bu ina odhan jiray . Hadda isgoys meel KM4 la yidha iyo meel faqashti ugu bixisay magaalada moqdisha ninkii ghana u maddaxweyna aha e N'kruma la odhan jiray buu ka heesa



